{"id":85742,"date":"2023-01-05T21:53:20","date_gmt":"2023-01-05T18:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85742"},"modified":"2023-01-05T22:52:09","modified_gmt":"2023-01-05T19:52:09","slug":"qoys-ka-koobnaa-dhawr-iyo-toban-qof-oo-toban-kamid-ah-ay-hal-goob-ku-geeryoodeen-qaraxyadii-deg-maxaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/qoys-ka-koobnaa-dhawr-iyo-toban-qof-oo-toban-kamid-ah-ay-hal-goob-ku-geeryoodeen-qaraxyadii-deg-maxaas\/","title":{"rendered":"Qoys ka Koobnaa Dhawr iyo Toban Qof oo Toban kamid ah ay Hal goob ku Geeryoodeen Qaraxyadii Deg. Maxaas."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Shalay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kuwaas loo adeegsaday laba baabuur oo noocoodu yahiin Saruf.<\/p>\n<p>Tirada dhimashada qaraxyadaasi geysteen ayaa la xaqiijiyay iney gaartay 35 ruux oo isugu jira shacab iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, halka dhaawacuna uu dhaafayo 50 ruux, sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay Taliye ku xigeenka Booliiska Hirshabeelle Xasan kaafi Maxamed Ibraahin.<\/p>\n<p>Dadka ku dhintay qaraxyadaasi waxaa ka mid ahaa hal qoys oo ka koobnaa 10 ruux, waxaana ka badbaaday sadax ruux oo laba ka mid ah dhaawac yihiin, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Jaamac Maxamed Cali oo ah qofka qoyskiisa ka badbaaday, islamarkaana Hooyadiis iyo Aabihiis ay ku jiraan dadka ku dhintay gurigooda.<\/p>\n<p>Jaamac Maxamed Cali ayaa sheegay in markii ay qaraxyadu dhaceen uu ku suganaa guri kale oo u dhow guriga ay ku geeriyoodeen qoyskiisa ee isugu jiray waalidkiis iyo walaalahiis.<\/p>\n<p>\u201cWalaalow musiibo ayaa cideydii ku dhacday saakay intii salaadda subax lagu jiray, 10 qof oo ehelkeyga ah oo hooyo iyo aabe ay ku jiraan ayaa halgoob ku geeriyootay, sidoo kale gabar iyo wiil walaalahey ah ayaa ku dhaawacmay qaraxyadii Maxaas ka dhacay, aniga xiligaas waxaan ku sugnaa guri kale oo ku xigay kan qoyskeyga ku dhamadeen\u201d ayuu yiri Jaamac Maxamed Cali .<\/p>\n<p>Jaamac Maxamed ayaa sheegay in waxa ka dhacay magaalada Maxaas ay ahayeen musiibo, islamarkaana uu dareemayo murugtii ugu balaarneyd, isagoona xusay in qaraxyadaasi aysan laheyn wax bartilmaameed ah.<\/p>\n<p>\u201cHadda hadii aad aragto goobtii, waxaad is leedahay meeshaan waligeed guri lagama dhisin\u201d ayuu yiri Jaamac Maxamed Cali oo aad u murug uga muuqatay codkiisa.<\/p>\n<p>Guriga ay ku dhinteen dadkaan isku qoyska ahaa ayuu sheegay Jaamac inuu ku yaalo meel u dhaw Saldhiga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, waxaana qaraxyadaani ay noqonayaan kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay qaraxyo Ismiidaamin ahaa oo Shalay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, kuwaas loo adeegsaday laba baabuur oo noocoodu yahiin Saruf. Tirada dhimashada qaraxyadaasi geysteen ayaa la xaqiijiyay iney gaartay 35 ruux oo isugu jira shacab iyo askar ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, halka dhaawacuna uu dhaafayo 50 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85743,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85742"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85756,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85742\/revisions\/85756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}