{"id":85704,"date":"2023-01-04T22:48:07","date_gmt":"2023-01-04T19:48:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85704"},"modified":"2023-01-05T02:57:48","modified_gmt":"2023-01-04T23:57:48","slug":"qaraxyadii-ka-dhacey-magaalada-maxaas-oo-maamulka-gobolka-hiiraan-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2023\/01\/qaraxyadii-ka-dhacey-magaalada-maxaas-oo-maamulka-gobolka-hiiraan-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Qaraxyadii Ka Dhacey Magaalada Maxaas oo Maamulka Gobolka Hiiraan Ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Maamulka gobolka Hiiraan ayaa goordhaw war kasoo saaray qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee saakay aroornimadii hore ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha in ka badan 15 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac intaasi ka badan.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Warka kasoo baxay maamulka gobolka ayaa ugu horeyn Tacsi tiraanyo leh waxaa loogu diray ehelkii qarabadii iyo qoysaskii ay Ka baxeen dadkii shacabka ahaa ee saakay ku geeriyooday labada qarax ee ismiidaaminta ahaa.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ugu baaqay hay&#8217;addaha kala duwan ee Cafimaadka iney sameeyaan gargaar Caafimaad oo deg deg si loo badbaadiyo Shacabka dhaawaca ah ee u baahan daryeel Cafmaad.<\/p>\n<p>&#8220;Maamulka Gobolka Hiiraan waxuu wadaa Dadaaladii ugu dambeeyey ee lagu soo Afjarayo haraadiga Argagixisada Al-shabaab waxuuna gurmad u fidinayo Shacabka dhibaatadu ka soo gaartay Weerarada argagixisanimo. Khawaarijta argagixisada Al-shabaab ee looga Adkaaday gulufka howlgalada ka dhanka ah ee Gobalka hiiraan ma cabsi gelin doonan\u00a0 marnaba Dadka reer hiiraan waxeeyna wadi doonaan Halganka iyo la Dagaalanka\u00a0 ka dhanka ah khawaarijta Al-shabaab ficiladoodane ma Cabsi Gelin doonaan guud ahaan maamulka iyo Shacabka&#8221; ayaa lagu yiri warka kasoo baxay maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Maxaas ayaa sheegaya in halkaasi ay goordhaw diyaarad ka qaaday dadka qaba dhaawacyada halista ah ee aan wax looga qaban karin magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay iney wadaan tirakoobka rasmiga ee dadka waxyeelada kasoo gaartay labada qarax ee saakay mid ka mid ah uu ka dhacay afaafka hore ee gurigiisa, halka mid ka kalana uu ka dhacay hoyiga uu magaalada ka daganaa Xildhibaan Jacfar, hayeeshee xiliga qarax uu dhacay ka maqna gurigiisa.<\/p>\n<p>Magaalada Maxaas waxay ka mid aheyd magaalooyinka ugu nabdoon koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo horay ugama dhicin qaraxyo wa weyn oo noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Hiiraan ayaa goordhaw war kasoo saaray qaraxyadii Ismiidaaminta ahaa ee saakay aroornimadii hore ka dhacay magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee geystay khasaaraha in ka badan 15 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawac intaasi ka badan. Warka kasoo baxay maamulka gobolka ayaa ugu horeyn Tacsi tiraanyo leh waxaa loogu diray ehelkii qarabadii iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85704"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85724,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85704\/revisions\/85724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}