{"id":8561,"date":"2012-08-15T21:00:02","date_gmt":"2012-08-15T21:00:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8561"},"modified":"2012-08-15T21:13:16","modified_gmt":"2012-08-15T21:13:16","slug":"ban-ki-moon-oo-maanta-odayaasha-dhaqanka-iyo-hoggaamiyeyaasha-siyaasadda-soomaalida-ugu-yeeray-inay-ka-gudbaan-kala-fikir-duwanaashaha-u-dhexeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/ban-ki-moon-oo-maanta-odayaasha-dhaqanka-iyo-hoggaamiyeyaasha-siyaasadda-soomaalida-ugu-yeeray-inay-ka-gudbaan-kala-fikir-duwanaashaha-u-dhexeeya\/","title":{"rendered":"Ban Ki-Moon Oo Maanta Odayaasha dhaqanka Iyo Hoggaamiyeyaasha Siyaasadda Soomaalida Ugu Yeeray, Inay ka gudbaan kala fikir-duwanaashaha U dhexeeya."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ban-ki-moon00012.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8562\" title=\"ban-ki-moon00012\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ban-ki-moon00012.jpg\" alt=\"\" width=\"420\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ban-ki-moon00012.jpg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/ban-ki-moon00012-246x300.jpg 246w\" sizes=\"auto, (max-width: 420px) 100vw, 420px\" \/><\/a><\/p>\n<p>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 11.5pt; line-height: 115%; font-family: 'Georgia','serif';\">Afhayeenka Ban Ki-Moon ayaa sheegay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tallaabo ka qaadi doonaan koox walba ama shaqsi kasta oo ka hortimaadda qorshaha lagu xasilinayo Soomaaliya oo aysan muddo 20-sano ku jiray fowdo iyo colaado.<\/span><\/p>\n<p>&#8220;Xilliga shaqo ee dowladda KMG ah ee ku eedeysan musuqmaasuqa wuxuu ku eg-yahay 20-ka Ogoosto ee sannadkan, waxaana odayaasha beelaha Soomaaliyeed laga doonayaa inay xildhibaannada soo xulaan si ay u doortaan hoggaan cusub,&#8221; ayaa lagu yiri war kasoo baxay xafiiska Ki-Moon.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka ayaa lagu sheegay in toddobaadyadii ugu dambeysay ay jireen doodo siyaasadeed oo u dhexeeyay siyaasiyiinta Soomaalida. Qaramada Midoobay iyo ururka Midowgta Yurub ayaa muujiyay walaacooda ku aaddan in howlaha looga baxayo xilliga KMG ah uu dib u dhac ku imaan karo.<\/p>\n<p class=\"MsoNormal\"><span style=\"font-size: 11.5pt; line-height: 115%; font-family: 'Georgia','serif';\"><br \/>\n<\/span>Ki-Moon ayaa ugu yeeray hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaalida, odayaasha dhaqanka iyo dhinacyada kale inay ka gudbaan kala fikir-duwanaashaha u dhexeeya\u00a0 ayna ka shaqeeyaan danaha shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Waa in odayaasha dhaqanka waa inay ka fogaadaan wax is-daba-marin. Sidoo kale guddiga farsamo ee xulista baarlamaanka waa inay howshooda u gubtaan si aanay cabsi ku jirin oo hufan,&#8221; ayuu yiri Ban Ki Moon.<\/p>\n<p>Si Kastaba Ha Ahaatee<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span><span style=\"font-size: 11.5pt; line-height: 115%; font-family: 'Georgia','serif';\">Bisha Ogoosto ee sannadkan ayaa lagu wadaa in Soomaaliya ay ka gudbto KMG-ka Muddada<span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0 <\/span><span style=\"mso-spacerun: yes;\">\u00a0<\/span>12-sano ay ku shaqeynayeen dowladihii soo maray, iyadoo lagu wado in loo dhiso Soomaaliya dowlad joogto ah oo go&#8217;aannadeeda u madaxbannaan<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Afhayeenka Ban Ki-Moon ayaa sheegay in golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ay tallaabo ka qaadi doonaan koox walba ama shaqsi kasta oo ka hortimaadda qorshaha lagu xasilinayo Soomaaliya oo aysan muddo 20-sano ku jiray fowdo iyo colaado. &#8220;Xilliga shaqo ee dowladda KMG ah ee ku eedeysan musuqmaasuqa wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8561","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8561"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8564,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8561\/revisions\/8564"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}