{"id":85542,"date":"2022-12-30T19:37:43","date_gmt":"2022-12-30T16:37:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85542"},"modified":"2022-12-30T19:45:04","modified_gmt":"2022-12-30T16:45:04","slug":"m-weynaha-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-oo-billad-qaran-guddoonsiiyey-m-weynaha-dalka-jabuuti-ismaaciil-cumar-geelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/12\/m-weynaha-federalka-soomaaliya-prof-xasan-sheekh-oo-billad-qaran-guddoonsiiyey-m-weynaha-dalka-jabuuti-ismaaciil-cumar-geelle\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Federalka Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh oo Billad Qaran Guddoonsiiyey M\/weynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay ka hadlay munaasabad Casho sharaf ah oo madaxweynaha dowladda Jabuuti loogu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti abaalka ay u gashay Soomaaliya uu yahay mid aanan la gudi karin.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoonsiiyay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Billada Qaran oo uu sheegay inuu ku muteystay doorka uu ka qaatay dowlad dhiska iyo garab istaaga shacabka iyo dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan ayaa sidoo kale sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed marwalba ay sheegaan abaalka ay u galeen shacabka iyo dowladda Jabuuti 22 sano ka hor markii magaalada Carte ee dalka Jabuuti lagu soo dhisay dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Caawa, waa habeen taariikhi ah iyo fursad aan kor ugu qaadeyno walaalnimadeenna. Wiilku si kasta oo uu u dadaalo Aabihiis uma abaal gudikaro, inaguna sidaas oo kale ma gudikarno abaalka iyo kaalinta lama ilaawaan ee ay noo galeen walaalaheenna Jabuuti&#8221; ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale xusay madaxweyne Xasan Sheekh in xiriirka walaaltinimo iyo taariiqda facaweyn ee ka dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti iney tahay mid marba heer soo martay, wuxuuna u mahadceliyay madaxweyne Geelle oo uu tilmaamay inuu si gaar ah isaga xil saaray dib u dhiska dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWiilka si kasta uu baari u noqdo aabihiis uma abaalgudi karo, Maanta waxaan leenahay Jabuuti uma abaalgudi karno, meel weliba oo aan tagno ayan ka sheegeynaa\u201d ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa dhankiisa ka mahadceliyay soo dhaweynta diiran iyo martisoorka heerka sare ah ee loo sameeyay, isagoona sheegay inuu adkeeynayo xoojinta iyo isku duubnida labada shacab si looga gudbo caqabadaha ku xeeran hirgalinta himmilooyinka labada dal iyo shacabka walaalaha ah.<\/p>\n<p>Tan iyo markii dib loogu doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud 15-kii bishii May ee sanadkan 2022, waxaa uu madaxweyne Xasan uu xooga saarayay xoojinta xiriirka Soomaaliya kala dhaxeeya waddamada kala duwan ee Caalamka, iyadoo ay xusid mudan tahay hal ku dhigiisa inuu ahaa Soomaali heshiis ah oo dunida heshiis ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay ka hadlay munaasabad Casho sharaf ah oo madaxweynaha dowladda Jabuuti loogu sameeyay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Jabuuti abaalka ay u gashay Soomaaliya uu yahay mid aanan la gudi karin. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoonsiiyay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle Billada Qaran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85542"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85547,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85542\/revisions\/85547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}