{"id":8552,"date":"2012-08-15T03:43:59","date_gmt":"2012-08-15T03:43:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8552"},"modified":"2012-08-15T03:43:59","modified_gmt":"2012-08-15T03:43:59","slug":"musharax-xuseen-qalif-xaaji-jaamac-oo-kulan-afur-ah-u-sameeyay-qaar-kamid-ah-odayaasha-dhaqanka-iyo-ururada-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/musharax-xuseen-qalif-xaaji-jaamac-oo-kulan-afur-ah-u-sameeyay-qaar-kamid-ah-odayaasha-dhaqanka-iyo-ururada-bulshada\/","title":{"rendered":"Musharax Xuseen Qalif Xaaji Jaamac oo kulan Afur ah u sameeyay Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada."},"content":{"rendered":"<p>Musharax Xuseen Qalif Xaaji Jaamac oo kulan Afur ah u sameeyay Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada.<br \/>\nXaflad si heer sare loo soo agaasimay ayna kasoo qeyb galeen Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamanka cusub ee Somalia iyo Qaar kamid ah Ururada bulshada,Haweenka Somaliyeed iyo Dhalinyarada ayaa ka dhacday mid kamid ah xarumaha ay degan yihiin odayasha dhaqanka ee soo xulaya Barlamanka.<br \/>\nMusharax Xuseen Qaliif Xaaji Jaamac ayaa soo bandhigay qorshihiisa wax qabad uu ku dhaqaaqayo haddii uu ku guulaysto madaxweynenimada dalka Somalia oo uu tartan ugu jiro.<br \/>\nWuxuu u qeybiyay ka qeyb galayaasha kulankaan warqado ay ku qoran yihiin wax qabadkiisa iyagoo si weyn ula dhacay qorshe howleedkisa marka uu ku guulaysto Madaxweynenimada Somalia  uu ku dhaqaaqayo.<br \/>\nKa qeyb galayaashan ayaa weydiiyay Musharax Xuseen Qaliif Xaaji Jaamac Su\u2019aallo Dhowr ah oo ku saabsan marxaladda dalka uu marayo iyo isbadalada muuqanaya iyo arrimo kale oo ay daneenayeen ka qeyb galayaasha xafladdan afurka ahayd.<br \/>\nMusharaxa Xuseen Qaliif Xaaji Jaamac ayaa sheegay inuu wax ka qaban doonno shantaan Qodob oo kala ah.<br \/>\n1-,inuu sameenayo Hogaan wanaagsan oo dalka u horseeda horumar iyo maamul wanaag.<br \/>\n2-xasilinta iyo dib u soo celinta Amniga dalka isla markaasna uu dib u soo nooleen doonno ciidamada qalabka sida ee dalka oo isaga xilli ka mid ahaa wuxuna si weyn ugu dheeraaday ka hadalka muhiimadda ay leedahay helitaanka ciidamo Somaliyeed kuwaas oo uu sheegay inay kaliya ay xalin karaan dhibaatada dalka Somalia isla markaasna sheegay in ciidamo ajaanib ah aysan waxbo ka qaban Karin xaaladda amaan darro ee ka jirta Somalia.<br \/>\n3-la dagaalanka Musuq-Maasuq oo uu sheegay in guud ahaan dalka uu ku baahay,wuxuuna xusay inuusan rabin in dalka uu ka xado hanta isagoo sheegay inuu diyaar u yahay ka hor qabashada xilkaas inuu tira kobo soona bandhigo hantida gaarka ah ee uu leeyahay ,isagoo diyaar u ah in lagala xisaabtamo hadii uu Hantida dalka si gooni ah u isticmaalo inta uu yahay madaxweynaha somalia.<br \/>\n4-soo celinta Sharciga iyo Cadaaladda isagoo sheegay in ay jirto dayacnaan dhanka  Sharciyadda iyo cadaaladda dalka uu leeyahay isla markaasna uu dib u soo celin doonno Hay\u2019adaha ku shaqada leh howlahaas ee uu dalka lahaa.<br \/>\n5- la dagaalanka Qabyaaladda in lagu maamulo dalka iyo Hay\u2019adihiisa kala duwan isagoo sheegay in uu sameen doonno cadaalad dhanka howlaha dowladda oo qofkii aqoon iyo karti u leh ee gudan kara waajibaadka hay\u2019adaha dowladda loo dhiibi doonno xilalka dowladda oo aysan jiri doonin Habka qeybsiga qabaa\u2019ilka oo ah mid kamid ah waxyaabihii curyaamiyay in dalka uu dhismo oo uu yeesho dowladda midnimo qaran oo gacanta ku qabata dhamaan dalka.<br \/>\nUgu dambeyntii xafladdaan ayaa kusoo dhamaatay jawi wanaagsan iyadoo ay ka dhexmuuqdeen Salaadiin Caan ka ah dalka Somalia kuwaas oo sheegay inay diyaar u yihiin inay garab istaagaan Musharax Xuseen Qaliif Xaaji Jaamac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax Xuseen Qalif Xaaji Jaamac oo kulan Afur ah u sameeyay Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ururada Bulshada. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay ayna kasoo qeyb galeen Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Baarlamanka cusub ee Somalia iyo Qaar kamid ah Ururada bulshada,Haweenka Somaliyeed iyo Dhalinyarada ayaa ka dhacday mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8552","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8554,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8552\/revisions\/8554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}