{"id":85445,"date":"2022-12-27T21:09:28","date_gmt":"2022-12-27T18:09:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85445"},"modified":"2022-12-27T21:25:21","modified_gmt":"2022-12-27T18:25:21","slug":"dawladda-soomaaliya-oo-ka-hadashey-xayiraadda-al-shabaab-kusoo-rogeen-dhaqdhaqaaqa-shaqaalaha-shirkadda-hormuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/12\/dawladda-soomaaliya-oo-ka-hadashey-xayiraadda-al-shabaab-kusoo-rogeen-dhaqdhaqaaqa-shaqaalaha-shirkadda-hormuud\/","title":{"rendered":"Dawladda Soomaaliya oo Ka Hadashey Xayiraadda Al-shabaab Kusoo Rogeen Dhaqdhaqaaqa Shaqaalaha Shirkadda Hormuud."},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood.<\/p>\n<p>Afhayeen Caanood oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay iney ka war heleen in kooxda Shabaab ay xayiraad kusoo rogeen Shirkadda Hormuud Telecom oo ka mid ah\u00a0 shirkadaha isgaarsiinta ee gudaha dalka ka howlgala.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in kooxda ay horay u burburiyeen anteenooyinka xarumaha isgaarsiinta Hormuud oo ku kala yaala gobolada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe oo uu xusay in kooxda ciqaab ahaan u burburiyaan anteenooyinka Shirkada oo ay isticmaalaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Meelaha ay anteenoyinka Shirkadda Hormuud ka burburiyeen Shabaab waxaa ka mid ah Qaayib iyo Dhisiq qurunle, Moqokori, Yasooman, Tardo, Masaajid Cali Gaduud, Daarusalaam, Aadan Yabaal, Juxaay, Alkowsar kuwaas oo ah deegaano ku kala yaala Galgaduud, Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, waxaana adeegyadaas ay burburiyeen horay kasii dhisaayay Shirkadda Hormuud&#8221; ayuu yiri Afhayeen Caanood.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa sidoo kale tilmaamay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay isticmaalaan isgaarsiin u gaar ah, hayeshe culeeska ugu badan ee adeegyadaasi ay la kulmaan dadka shacabka iyo Shirkadda Hormuud.<\/p>\n<p>&#8220;Waxay u burburiyaan anteenoyinka si aanan xogtooda iyo meelaha ay ku dhuumaleysanayaan u wadaagin sirdoonka ciidanka iyo dadka Shacabka ah, waa niman u taagan dhibaateynta dadka Soomaaliyeed ee shacabka ah oo ay kala dagaalamayaan horumarka iyo nolosha&#8221; ayuu yiri Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood.<\/p>\n<p>Majirto wali wax war ah oo kasoo baxay dhanka Shirkadda isgaarsiinta Hormuud oo ku aadan wararkan sheegaya in kooxda Al-shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo Shaqaalaheeda.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo saacadahii lasoo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Al-Shabaab ay xayiraad kusoo rogtay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ayaa waxaa arintaasi faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood. Afhayeen Caanood oo wareysi gaar ah siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay iney ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85445"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85453,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85445\/revisions\/85453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}