{"id":85427,"date":"2022-12-27T18:04:42","date_gmt":"2022-12-27T15:04:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85427"},"modified":"2022-12-27T21:40:25","modified_gmt":"2022-12-27T18:40:25","slug":"aun-muusikeystihii-fannaankii-c-naasir-macalin-caydiid-oo-ku-geeryooday-dalka-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/12\/aun-muusikeystihii-fannaankii-c-naasir-macalin-caydiid-oo-ku-geeryooday-dalka-ethiopia\/","title":{"rendered":"AUN Muusikeystihii Fannaankii C\/naasir Macalin Caydiid oo ku Geeryooday Dalka Ethiopia."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Cabdinaasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa fannaaniinta reer Somaliland, kuna caan baxay tumista cuudka, ayaa xanuunka kansarka ugu geeriyooday dalka Itoobiya.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Cabdinaasir Macalin Caydiid, waxa uu kamid ahaa fannaaniinta loogu ixtiraamka badanyahay Somaliland iyo guud ahaan gayiga Soomaalidu degtaba, sida uu Cumar Seerbiya u sheegayna waxa uu fanka bilaabay sannadkii 1986, isagoo si dhakhso ah horumar ku sameeyay.&#8221;Aniga fankaygu wuxuu ka soo bilaabmay 1986,1983 waxan daawan jiray kooxda Danan, waxan garanayaa iyadoo la i saarayo, 1986 kiina macalinkoodii ayaan noqday kuwii aniga i saari jiray&#8221; ayuu Cabdinaasir u sheegay wariye Cumar Seerbiya.<\/p>\n<p>Cabdinaasir waxa uu ku dhashay magaalada Cadan ee dalka Yemen, 13, November, 1959, halkaasi\u00a0 oo uu ka bilaabay waxbarashadiisa, isagoo xili horeba kalgacayl u qaaday fanka iyo tumista cuudka, lakiin aabihii oo xiligaa noolaa ayaa Cabdinaasir ka hor is taagay.<\/p>\n<p>Laxamada uu sameeyo iyo cuudka uu tumo ayaa lagu sheegaa in ay dhadhan gaar ah leeyihiin, sida uu suuggaanyahan Mowliid Aadan Biixi Astaan u sheegay &#8220;Marka laga hadlayo heesaha, laxanka iyo cuudka uu tumo Cabdinaasir, waxay leeyihiin jaad gooni ah iyo dhadhan gaar ah&#8221;.<\/p>\n<p>Sida uu muusigiiste Buule Xubay sheegay Cabdinaasir wuxuu ahaa nin kaligii koox ah &#8221; Waa nin mulaxan ah, waa heesaa, oo anigaygaa ayaa 100 heesood oo uu tumay la duubay, waa mu&#8217;alif oo wuu alifaa heesaha, markaa waa nin kaligii koox ah, waxa jirta fannaaniin fara badan oo kuwa loogu jecelyahay ah maanta oo uu isagu soo saaray&#8221;.<\/p>\n<p>Heesaha uu tumay waxaa ugu caansan heesta Sabaalo oo soo baxday 17, 10, 1986, isla markaana ay isla qaadaan Axmed Gacayte iyo Aamina Cabdillaahi, heesta Wacantaan jeclaa sidaan uga warwaro,\u00a0 Dab markaan ka baydhay iyo heeso kale oo laga dabo dhacay.<\/p>\n<p>&#8220;Lixda heesood ee sannadadan danbe dalka haysta waxa ii sameeyay Cabdinaasir Macalin Caydiid, &#8216;Waxaan maan ku dheedayn, aragana ka dhuuntoo&#8217; isaga ii sameeyay&#8221; fannaanad Saynab Cige ayaa sida tidhi.<\/p>\n<p>Cabdinaasir waxa kale, oo uu taariikh dheer ku leeyahay halgankii hubaysnaa ee SNM, oo uu kamid ahaa halgamayaashii fanka iyo heesaha ku halgami jiray kuwooda ugu caansan.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"Documentary-ga ku saabsan Taariikhda iyo XirfadDa | Cabdinaasir Macalin Caydiid\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/JaiKGjCESeQ\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdinaasir Macalin Caydiid oo kamid ahaa fannaaniinta reer Somaliland, kuna caan baxay tumista cuudka, ayaa xanuunka kansarka ugu geeriyooday dalka Itoobiya. Cabdinaasir Macalin Caydiid, waxa uu kamid ahaa fannaaniinta loogu ixtiraamka badanyahay Somaliland iyo guud ahaan gayiga Soomaalidu degtaba, sida uu Cumar Seerbiya u sheegayna waxa uu fanka bilaabay sannadkii 1986, isagoo si dhakhso ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85443,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85427"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85458,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85427\/revisions\/85458"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85443"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}