{"id":85366,"date":"2022-12-24T18:40:51","date_gmt":"2022-12-24T15:40:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=85366"},"modified":"2022-12-24T20:51:13","modified_gmt":"2022-12-24T17:51:13","slug":"m-weyne-xasan-sh-maxamuud-oo-si-weyn-uga-hadley-shaqaaqadii-shaley-ka-dhacdey-magaalada-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/12\/m-weyne-xasan-sh-maxamuud-oo-si-weyn-uga-hadley-shaqaaqadii-shaley-ka-dhacdey-magaalada-baydhabo\/","title":{"rendered":"M\/weyne Xasan Sh Maxamuud oo Si Weyn Uga Hadley Shaqaaqadii Shaley Ka Dhacdey Magaalada Baydhabo."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa si adag u sheegay inaan la aqbali karin in waqtigaan la joogo dagaalo sokeeyo iyo kuwa lagu dhibaateynayo shacabka ay dhacaan deegaanada maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamay Baydhabo ee ku kala aragtida duwan siyaasada iney wadahadal iyo isfaham ku dhameystaan khilaafka ka dhex jira, isagoona xusay in dowladda Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta masuuliyadda ka saaran nabadgalyada iyo dib u heshiisiinta.<\/p>\n<p>\u201cQoriga dhulka dhiga oo gogosha isugu imaada oo is warsada waxa idinka qaldan iska toosiya oo ninka idin anfacaayo heysta haddii uu joogo, haddii uu maqan yahay keensada oo fursad hala siiyo dadka waana aaminsanahay inaan dhib kale jirin, siyaasad lee la isku hayaa, siyaasadda hala dhowro, madaxda jirta hala dhowro, kuwa hamiga leh hala dhowro, 32 sano kadib in aan qori isu qaado aad ayay u xun tahay, wixii talo iyo waano aan ka geysan karno waan ka geysaney walina waan ka geysaneynaa\u201d ayuu yiro madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin hal cadaw oo loo baahan yahay in xooga lawada saaro sidii looga xureyn lahaa dalka iyo deegaanada ay ka joogaan Koonfur Galbeed, islamarkaama ay tahay in laga gudbo kala aragti duwanaanta siyaasada iyo dhibaatooyinka kasii dhalan kara.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Fedaraalka waxay xoog, caqli iyo Xoolo leedahay waxay isugu geyneysaa sidii xal loo heli lahaa, hal cadaw ayaan leenahay, Baydhabo intana ugama bixi kartid oo 20 KM dhinac kama aadi kartid macquul ma aha, meel Shabaab joogaa waxba ma jiro, walaalaha waxa aan leeyahay cadawga dhankaan ayuu naga jiraa ee dhankaas nagama jiro\u201d\u00a0ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ayaa imaanaya, iyadoo shalay dagaal khasaare geystay uu ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaasoo salka ku haayo kala aragti duwanaasho siyaasadeed oo la xariirta mudo kororsiga madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa si adag u sheegay inaan la aqbali karin in waqtigaan la joogo dagaalo sokeeyo iyo kuwa lagu dhibaateynayo shacabka ay dhacaan deegaanada maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhinacyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":85367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-85366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85366","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=85366"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":85388,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/85366\/revisions\/85388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/85367"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=85366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=85366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=85366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}