{"id":8515,"date":"2012-08-14T12:34:18","date_gmt":"2012-08-14T12:34:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8515"},"modified":"2012-08-14T12:43:25","modified_gmt":"2012-08-14T12:43:25","slug":"saxiixayaasha-road-map-ka-oo-shir-deg-deg-ah-looga-yeeray-magaaladda-adis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/saxiixayaasha-road-map-ka-oo-shir-deg-deg-ah-looga-yeeray-magaaladda-adis-ababa\/","title":{"rendered":"Saxiixayaasha Road Map-ka  Oo Shir Deg Deg ah Looga yeeray Magaaladda Adis Ababa."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/imagesCAB3UJJO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8517\" title=\"imagesCAB3UJJO\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/08\/imagesCAB3UJJO.jpg\" alt=\"\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a><br \/>\n(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Wararka Ka iminaya Magaalada Adis Ababa ee Dalkaasi Itoobiya Ayaa waxa Ay Sheegayaan sida Caadada Ahaydba in Dhawaan uu furmayo Shir\u00a0 Deg Deg oo Looga Gon leeyahay\u00a0 sidii Loogu Heshiisiin Lahaa Madaxda ugu saraysa\u00a0 dalka uu Dhawaan Qilaaf soo Kala Dhex Galay .<\/p>\n<p>Warar Hoose ee Soo gaaraya war qabadka Warsom.com Ayaa Waxa ay xaqiijinayaan shirkani in Lagu Xalinayo Qilaafkii Ka Soo Bilowwday Shirkii ka Dhacayay dalkaasi Kenya uu Ka soo carooday madaxweynaha Waqtigiisu idlaaday Kadib Markii Laysku af gartay in lasoo hor Mariyo doorashayada\u00a0 Xilka Madaxweynenimada iyadoo sharci ahaan loo baahan yahay in la soo hor mariyo Doorasha Guddoonka Baarlamanka .<\/p>\n<p>Macada Ilaa Iyo Iminka Inay Dhamaan Saxiixayaasha Qariirada Nabada Kawada Qeyb Galayaan Shirka Looga Yeeray Dalkaasi itoobiya wixii Ku soo kordhana Kala Soco\u00a0 Sahan Media<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Wararka Ka iminaya Magaalada Adis Ababa ee Dalkaasi Itoobiya Ayaa waxa Ay Sheegayaan sida Caadada Ahaydba in Dhawaan uu furmayo Shir\u00a0 Deg Deg oo Looga Gon leeyahay\u00a0 sidii Loogu Heshiisiin Lahaa Madaxda ugu saraysa\u00a0 dalka uu Dhawaan Qilaaf soo Kala Dhex Galay . Warar Hoose ee Soo gaaraya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8515","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8515"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8520,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8515\/revisions\/8520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}