{"id":8448,"date":"2012-08-02T00:00:30","date_gmt":"2012-08-02T00:00:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8448"},"modified":"2012-09-02T21:38:04","modified_gmt":"2012-09-02T21:38:04","slug":"taliyaha-booliska-gobolka-banaadirgen-maalin-oo-sheegey-in-ay-soo-dhaweynayaan-shisheeye-bolis-dalka-la-keeno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/taliyaha-booliska-gobolka-banaadirgen-maalin-oo-sheegey-in-ay-soo-dhaweynayaan-shisheeye-bolis-dalka-la-keeno\/","title":{"rendered":"TALIYAHA BOOLISKA GOBOLKA BANAADIRGEN.MAALIN OO SHEEGEY IN AY SOO DHAWEYNAYAAN SHISHEEYE BOLIS DALKA LA KEENO."},"content":{"rendered":"<p>Sida lala socdo waxaa somaliya ku sugan ciidamo shisheeye oo ka badan ilaa 10.000(toban kun oo askeri kuwaasoo uu ku baxo kharash aad u farabadan halka soomaali aad u dhisan oo ciidamo ah kuwaasoo bil bil uun la siiyo boqol doolar.<\/p>\n<p>Arinkan ayaa u muuqda mid ka dhigaya soomaalida dad loo soo shaqo tagey,si aan muuqana loogala wareegi rabo dalkooda hooyo laguna beer laxawsado in la caawinayo oo la difaacayo taasoo la hubo in maalin aysan tabar heynin ay garan doonaan kuwa hor boodaya qaladka qaawan ee gacanta looga bixinayo gayiga soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Si kastaba arinku ha aheedee beryahan ayaa waxaa leysla dhexmarayey in soomaalidii dalkan laheyd loo quuri waayo booliskii in loo qalabeeyo si loo keeno kuwo ajnabi lacag badani ku baxeyso,taliyaha ciidanka booliska gobolka banaadir general maalin oo la weydiiyey in arintaas wax ka ogyahey ayaa yiri waxba kama ogi arintaas balse anagu hadaan nahey booliska gobolkan banaadir waan soo dhaweyneynaa hadii aan helno ciidamo shisheeye oo amniga nagala shaqeeya taas oo liidid iyo maangaabnimo ku ah boliska loo soo midiya sahanayo iyo shacabka soomaaliyeedba,iyadoo genanku ka mid noqdey kuwa loo aaneyn doono mustaqbalka madaw ee dalka somaliya ku socdo(allaha naga badbaadsho dhagarta iyo hagardaamada loo dhigayo dalka somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida lala socdo waxaa somaliya ku sugan ciidamo shisheeye oo ka badan ilaa 10.000(toban kun oo askeri kuwaasoo uu ku baxo kharash aad u farabadan halka soomaali aad u dhisan oo ciidamo ah kuwaasoo bil bil uun la siiyo boqol doolar. Arinkan ayaa u muuqda mid ka dhigaya soomaalida dad loo soo shaqo tagey,si aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8448","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8448"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8877,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8448\/revisions\/8877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}