{"id":84333,"date":"2022-11-08T02:43:32","date_gmt":"2022-11-07T23:43:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=84333"},"modified":"2022-11-08T02:47:25","modified_gmt":"2022-11-07T23:47:25","slug":"84333","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/11\/84333\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Fariisimo Ay Ciidamada Galmudug Ku Lahaayeen Deegaan Qaa&#8217;ib."},"content":{"rendered":"<p>Deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaguud xaaladeeda ayaa daggan kadib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray maleeshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa sheegay in dagaalkaasi ay guulo ka gaareen, islamarkaana ay jabiyeen maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday fariisimada ciidamad Galmudug iyo kuwa deegaanka.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal kala duwan, ayaa xaqiijiyay in dagaalka uu gaystay khasaaro nafeed oo soo gaaray dhinacyadii dagaalamay iyo bur hantiyeed oo soo gaaray xaruntii isgaarsiinta ee deegaanka oo qarax lala beegsaday.<\/p>\n<p>Dhinaca kale ciidamad dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa weerar ku qaaday deegaanka Xiin Dheere oo ay ku sugnaayeen maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkii maanta ee Qaayib ayaa qeyb ka ah dagaallada dolwadda Soomaaliya, maamul goboleedyada iyo bulshada deegaanka oo iskaashanaya kula jiraan kooxda Al-Shabaab oo xooggiisa uu ka socdo gobollada Hiiraan, Shabellada Dhexe iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Dagaalladan ayaa kooxda Al-Shabaab looga saaray deegaano badankood ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ee maamul goboleedka HirShabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaguud xaaladeeda ayaa daggan kadib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray maleeshiyada Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda federaalka oo kaashanaya dadka deegaanka. Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa sheegay in dagaalkaasi ay guulo ka gaareen, islamarkaana ay jabiyeen maleeshiyada Al-Shabaab ee weerarka ku qaaday fariisimada ciidamad Galmudug iyo kuwa deegaanka. Goobjoogayaal kala duwan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":84336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-84333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84333\/revisions\/84335"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}