{"id":8424,"date":"2012-08-01T09:14:13","date_gmt":"2012-08-01T09:14:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8424"},"modified":"2012-08-01T09:14:13","modified_gmt":"2012-08-01T09:14:13","slug":"ergada-ansixineysa-dastuurka-qabyo-qoraalka-soomaaliya-oo-saaka-argagax-lagu-giliyay-goobta-ay-ku-ansixinayaan-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/08\/ergada-ansixineysa-dastuurka-qabyo-qoraalka-soomaaliya-oo-saaka-argagax-lagu-giliyay-goobta-ay-ku-ansixinayaan-dastuurka\/","title":{"rendered":"Ergada Ansixineysa Dastuurka Qabyo Qoraalka Soomaaliya Oo Saaka Argagax Lagu Giliyay Goobta Ay Ku Ansixinayaan Dastuurka."},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Iyadoo Shirka Ansixinta Dastuurka uu Lugta La sii galay Maalintiisii 8aad ayaa waxaa saaka inta uusan billaaban shirka ka dhacay meel kudhaw xarunta uu kasoconayo shirka qarax ismaadin ah oo ay\u00a0 fuliyeen 2 qof oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda kmg soomaaliya c\/samad macallin maxamuud faarax ayaa markii ay qaraxyadaasi dhaceen kadib isaga oo ku jira Xarunta shirka uu ka dhacayay ka warbixiyay\u00a0 qaraxyadaasi waxa ay ahaayeen wuxuuna sheegay in ay ka hortageen ciidamada amniga, waxa uuna intaasi ku daray in ay diyaargareeyeen saddex bilood ka hor ciidamada amniga ee xarunta ammaankeeda xaqiijinaya.<\/p>\n<p>\u201c Saaka Waxa Ay Isku Dayeen Qolada Ku Lugta Xeran Al-qaacida Inay Hakad Giliyaan Shirka Jaraana Nafaf Badan Balse Uma Suura Galin Oo Waxaa Falkooda Fashiliyay Ceedamada Walaaleheena ee Amisom\u201d Ayuu Yiri c\/samad macallin<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xusay in aysan waxba u dhimi doonin howlaha Shirka ee ka soconaya Magaalada Muqdisho wuxuuna ugu baaqay ergada in aysan marnaba dheg jalaq u siinin qorsheyaasha carqaladeynta ah ee ay damacsan yihiin kooxaha dowladda kasoo horjeeda.<\/p>\n<p>Qaraxani ayaa imaanaya iyadoo ammaanka xarunta uu ka dhacayay shirka lagu ansixinayay dasturka cusub ee Soomaaliya si aad ah loo adkeeyay feejignaan dheeri ahna ay ka muuqatay Ciidamada dowladda ee isugu jira Boolis iyo Nabad sugidda oo ay wehlinayaan Ciidamada Amisom.<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com) Iyadoo Shirka Ansixinta Dastuurka uu Lugta La sii galay Maalintiisii 8aad ayaa waxaa saaka inta uusan billaaban shirka ka dhacay meel kudhaw xarunta uu kasoconayo shirka qarax ismaadin ah oo ay\u00a0 fuliyeen 2 qof oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa. Wasiirka arrimaha Gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8424","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8424","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8424"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8427,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8424\/revisions\/8427"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}