{"id":84200,"date":"2022-11-03T22:59:52","date_gmt":"2022-11-03T19:59:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=84200"},"modified":"2022-11-04T01:04:40","modified_gmt":"2022-11-03T22:04:40","slug":"dawladda-ethiopia-iyo-tplf-oo-heshiis-lagu-soo-afjarayo-dagaalka-mudo-socdey-wada-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/11\/dawladda-ethiopia-iyo-tplf-oo-heshiis-lagu-soo-afjarayo-dagaalka-mudo-socdey-wada-gaarey\/","title":{"rendered":"Dawladda Ethiopia iyo TPLF oo Heshiis Lagu Soo Afjarayo Dagaalka Mudo Socdey Wada Gaarey."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday dalka Koonfur Afrika, kaddib wada hadallo muddo socday oo u dhaxeeyay labada dhinac, taas oo ay garwadeen ka ahaayeen Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Haddaba heshiiskan ay gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF oo ka koobnaa ilaa 12 qodob, waxaa kamid ahaa qodobada lagu heshiiyay in xabbad joojin laga dhaqan galiyo labada dhinac isla markaana hub ka dhigis lagu sameeyo Jabhadda TPLF.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxyaabaha lagu heshiiyay waxaa kamid ah in la dhawro oo la tixgaliyo dastuurka dalka Itoobiya, taas oo TPLF ay markii hore ee ay dagaalka billaabaysay ay ka soo horjeedsatay, waxa kale oo qodobada lagu heshiiyay ku jira in dalka Itoobiya uu yeesho hal Ciidan qaran ah, taas oo iyaduna meesha ka saareysa ciidanka ay samaysteen TPLF.<\/p>\n<p>Guud ahaan heshiiskan ayaa waxaa qodobadiisa ka muuqda in kooxda TPLF la baabi&#8217;inayo, isla markaana lagu daro amase kamid noqdaan shacabkooda, taas oo labada dhinacba ay si buuxda iskula qaateen.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay labada dhinac waa dowladda Itoobiya iyo TPLF qalinka ku duugeen in dib loo dhiso gobolka Tigray ee ay dagaalladu burburiyeen, isla markaana shacabka gobolkaasi la gaarsiiyo gargaar bani aadantinimo, dadkii dhibaatadu kasoo gaartay colaadduna dib u dejin loo sameeyo.<\/p>\n<p>Ergada ka kala socday dowladda Itoobiya iyo TPLF ayaa labadooduba soo dhaweeyay heshiiskan nabadeed ee lagu gaarey dalka Koonfur Afrika.<\/p>\n<p>Heshiiskan ay gaareen dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ayaa ka dambeeyey kadib wadahadallo socday muddo toban maalmood ah, taas oo ay ka qaybgaleen xubno ka kala socday dowladda Itoobya iyo kooxda TPLF, iyadoo heshiiskana ay qayb laxaad leh ka qaateen Midowga Afrika, dhex dhexaadintana uu gacan wayn ka gaystay Madaweynihii hore ee Nigeria, Olusegun Obasanjo.<\/p>\n<p>Dalka Itoobiya ayaa waxaa labadii sano ee lasoo dhaafay ka socday dagaallo u dhaxeeyay dowladda Itoobiya iyo TPLF, kaas oo khasaaro badan dhaliyay, isla markaana shacab badani ku waxyeeloobeen dagaalkaasi.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa kusoo beegmaya xilli gobolka Tigray uu aad ugu burburay dagaalkii mudada dheer ka socday gobolkaasi, isla markaana ay shacab badan waxyeello kasoo gaartey dagaalkaas, iyadoo xaalad bani aadantinimo middii ugu darnayd ay ka jirto guud ahaan gobolka Tigray.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa heshiis nabadeed ku kala saxiixday dalka Koonfur Afrika, kaddib wada hadallo muddo socday oo u dhaxeeyay labada dhinac, taas oo ay garwadeen ka ahaayeen Midowga Afrika. Haddaba heshiiskan ay gaareen dowladda Itoobiya iyo TPLF oo ka koobnaa ilaa 12 qodob, waxaa kamid ahaa qodobada lagu heshiiyay in xabbad joojin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":84201,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-84200","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84200","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84200"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84200\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84230,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84200\/revisions\/84230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84200"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84200"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84200"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}