{"id":8414,"date":"2012-07-31T09:48:19","date_gmt":"2012-07-31T09:48:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8414"},"modified":"2012-07-31T09:48:19","modified_gmt":"2012-07-31T09:48:19","slug":"xuseen-carab-ciise-dowlada-ingiriiska-anigu-hishiis-kulama-galin-inay-garab-dagaal-na-siiyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/xuseen-carab-ciise-dowlada-ingiriiska-anigu-hishiis-kulama-galin-inay-garab-dagaal-na-siiyaan\/","title":{"rendered":"Xuseen Carab Ciise \u201cDowlada Ingiriiska Anigu Hishiis Kulama Galin Inay Garab Dagaal Na Siiyaan\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Wasiirka-gaashaandhiga.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8415\" title=\"Xussen Caran Ciise\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Wasiirka-gaashaandhiga.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"359\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Wasiirka-gaashaandhiga.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Wasiirka-gaashaandhiga-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\n( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda KMG Soomaaliya ayaa war aan raad laheen ku tilmaamtay in ciidamo ka socda dowladda Ingiriiska oo hubeeysan ay joogaan gudaha Soomaaliya, inkastoo Warkaan hadana dowladdu ay tiri\u201d waa jiraa\u201d.<\/p>\n<p>Dhowaan Warbaahinada Caalamka ayaa faafiyay SAWIRO ay soo bandhigtay Jariirada wararka The Times oo sheegayay in askar hubeysan oo ka socda xukuumada London lagu arkay degmada Afgooye iyo C\/biyaha.<\/p>\n<p>Xuseen Carab Ciise Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda ahna Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka dowladda KMG oo saxaafadda kula hadlaayay magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in ciidamo Uk ah ay Soomaaliya joogaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga dowladda KMG ayaa dhanka kale waxa uu beeniyay inuu isagu hashiis dowladda Ingiriiska kula galay in ciidamadooda ay ka caawiyaan Kuwa Soomaaliya La Dagaaladanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201d Aniga ma oran Ciidamo Uk u dhashay ayaa jooga Soomaaliya, mana jiro Hashiis aan dowladda England la galay, mana jiraan wax askar Uk oo Soomaaliya jooga\u201d ayuu yiri Xuseen Carab.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyay Sawiro Ciidamadaasi laga soo qaaday ayaa waxa uu ku jawaabay Wasiirka Gaashaandhiga\u201d Haa askar aan hubeysneen weeye oo jooga Muqdisho, Wexey u joogaan oo kaliya tababaro ay askarta dowlada siinayaan\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina Jariirada The Times iyo BBC ayaa wali ku adkeeysanaya in Ciidamo England u dhashay ay joogaan meelihii dhowaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab laga qabsaday haba yaraadeen tiradooda hadeey doonaan.<\/p>\n<p><strong>( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa war aan raad laheen ku tilmaamtay in ciidamo ka socda dowladda Ingiriiska oo hubeeysan ay joogaan gudaha Soomaaliya, inkastoo Warkaan hadana dowladdu ay tiri\u201d waa jiraa\u201d. Dhowaan Warbaahinada Caalamka ayaa faafiyay SAWIRO ay soo bandhigtay Jariirada wararka The Times oo sheegayay in askar hubeysan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8414","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8414","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8414"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8414\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8416,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8414\/revisions\/8416"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8414"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8414"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8414"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}