{"id":84019,"date":"2022-10-26T20:40:39","date_gmt":"2022-10-26T17:40:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=84019"},"modified":"2022-10-27T01:27:50","modified_gmt":"2022-10-26T22:27:50","slug":"isu-soo-baxyo-looga-soo-horjeedo-dilka-xildhibaanad-juweeriya-subcis-oo-ka-dhacey-magaalada-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/10\/isu-soo-baxyo-looga-soo-horjeedo-dilka-xildhibaanad-juweeriya-subcis-oo-ka-dhacey-magaalada-jigjiga\/","title":{"rendered":"Isu Soo Baxyo looga Soo horjeedo Dilka Xildhibaanad Juweeriya Subcis oo Ka Dhacey Magaalada Jigjiga."},"content":{"rendered":"<p>Banaanbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa maanta ka dhacay magaalada Jigjiga, gaar ahaan xaafadda ay deggnayd xildhibaannada geeriyootay.<\/p>\n<p>Dadka banaanbaxa samaynayay ayaa ka careysnaa dilka badheedhka ah ee loogaystay Xildhibaanad Juweeriya Subcis, dadku waxa kale oo ay ku dhawaaqayeen Erayo ay kamid ahaayeen &#8221; Juweeriya waa inay cadaalad hesho, lama aasayo ilaa ninkii dilay Juweeriya cadaaladda la marsiinyo&#8221;.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adaha amniga ee Jigjiga ayaa soo buux dhaafiyay xaafadda ay degganayd marxuumad Juwewriya, sidoo kale waxay Ciidamada amnigu ay kala eryeen dadkii isku soo baxay, si loo sugo amniga goobta uu maydku yaallay.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta ee dowlad degaanka Soomaalida oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ka xukuumad ahaan ay aad uga xun yihiin dilka loogaystay Xildhibaanad Juweeriya oo Askari Federal Boolis ah uu maalintii shalay ahayd rasaas ku furay xilli ay xildhibaanadu ku sugnayd gudaha garoonka diyaaradaha ee Jigjiga.<\/p>\n<p>Wasiirku waxa kale oo sheegay in dadku ay u madax banaan yihiin in dareenkooda ay ku cabbiraan sida ay uga xun yihiin dilka badheedhka ahaa ee loogaystay xildhibaanad Juweeyriya Subcis, balse la diidan yahay in buuq badan uu ka dhasho banaanbaxan oo ay dhobaato kale ka dhalato isu soo baxan.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafintu waxa kale oo ka dhawaajiyay in wali baadhistu socoto, taasna ay keentay in Aaska Marxuumad Juweeriya uu dib u dhaco, wakhtiga la aasayana ay noqonayso wakhtiga u horreeya ee baadgistu soo dhammaato.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wararka aan ka helayno magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in Askarigii dilka u gaystay Juweeriya Subcis in maanta la geeyay Maxkamad, si su aalo dheeri ah loowaydiiyo.<\/p>\n<p>Warar kale oo imika aan helaynana waxay tibaaxayaan in Meydkii Marxuumad Juweeriya laga qaaday xaafaddii uu yaalay si loo aaso.<\/p>\n<p>Xildhibaanad Juweeriya ayaa shalay saacadahanoo kale geeriyootay kaddib markii iyadoo joogta garoonka diyaaradaha ee Jigjiga uu Askari kamid ahaa ilaalada garoonka uu rasaas ku furay dad ay kamid ahayd xildhibaanad Juweeriya.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa maanta ka dhacay magaalada Jigjiga, gaar ahaan xaafadda ay deggnayd xildhibaannada geeriyootay. Dadka banaanbaxa samaynayay ayaa ka careysnaa dilka badheedhka ah ee loogaystay Xildhibaanad Juweeriya Subcis, dadku waxa kale oo ay ku dhawaaqayeen Erayo ay kamid ahaayeen &#8221; Juweeriya waa inay cadaalad hesho, lama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":84020,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,44,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-84019","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=84019"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":84033,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/84019\/revisions\/84033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=84019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=84019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=84019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}