{"id":8401,"date":"2012-07-31T04:08:32","date_gmt":"2012-07-31T04:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8401"},"modified":"2012-07-31T06:04:21","modified_gmt":"2012-07-31T06:04:21","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-diyaar-garow-ugu-jira-14-guuradii-ka-soo-wareegatay-aas-aaskii-xisbiga-midnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-diyaar-garow-ugu-jira-14-guuradii-ka-soo-wareegatay-aas-aaskii-xisbiga-midnimada\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Diyaar Garow Ugu Jira 14 Guuradii Ka Soo Wareegatay Aas Aaskii Xisbiga Midnimada."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Darma-Timo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8403\" title=\"Darma-Timo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Darma-Timo.jpg\" alt=\"\" width=\"437\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Darma-Timo.jpg 437w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Darma-Timo-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Darma-Timo-297x300.jpg 297w\" sizes=\"auto, (max-width: 437px) 100vw, 437px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka <strong>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed <\/strong>Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Xafladda Sanad Guuradi 14-aad.<br \/>\n<strong>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed <\/strong>\u00a0Oo ah Xisbigii Ugu Horeeyay ee\u00a0 laga Aas Aasa Dalka Soomaaliya 1998 Xiligaasi u Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed ay Ku Jireen Dagaalo Sukeeye isla Markaana Maatada Iyo Caruurta Soomaaliyeed ay Diris La Noqdeen Dowlad La\u2019aan.<\/p>\n<p><strong>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed <\/strong>Sanadka Markuu Ahaa 2003 Waxa Ay Ku Dhawaaqeen Madaxweyn Isla Markaana Ummada Soomaaliyeed Ka Badbaadiya\u00a0 Faraha Badan oo Xiligaasi Sababta U ahaayeen Damiir Laawayaashii Damcay inay Iibsadaan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida Soomaaliweyn Badankood ay La Socdaa <strong>Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed \u00a0<\/strong>Waxaa ay Xabsiyada Ka Soo sii Daayeen Shacab Soomaaliyeed Oo Ku Xir Xirnaa Dalka Dibadiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>( Wararka Soomaaliya Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Warsom.com) Ku simaha Guddoomiyaha Xisbiga Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Xafladda Sanad Guuradi 14-aad. Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed \u00a0Oo ah Xisbigii Ugu Horeeyay ee\u00a0 laga Aas Aasa Dalka Soomaaliya 1998 Xiligaasi u Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed ay Ku Jireen Dagaalo Sukeeye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8401","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8401","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8401"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8404,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8401\/revisions\/8404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}