{"id":8392,"date":"2012-07-30T17:48:53","date_gmt":"2012-07-30T17:48:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8392"},"modified":"2012-07-30T17:48:53","modified_gmt":"2012-07-30T17:48:53","slug":"sh-aadan-madoobewaxaan-ahay-musharax-gudoomiye-barlamaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/sh-aadan-madoobewaxaan-ahay-musharax-gudoomiye-barlamaan\/","title":{"rendered":"Sh.Aadan Madoobe\u201dWaxaan Ahay Musharax Gudoomiye Barlamaan\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0Wararka Soomaalya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p><strong>Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan madoobe oo horey u ahaa Gudoomiyihii Barlamaanka haatan wakhtigiisa sii dhamaanaya ayaa waxaa uu maanta shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay inuu u taagan yahay xilka Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka.<\/strong><\/p>\n<p>Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa uu sheegay in wixii maanta laga bilaabo uu yahay Musharax u taagan xilka gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya ee uu yeelanayo barlamaanka cusub ee Soo socda oo haatan dhismihiisu ay wadaan odoyaasha Dhaqanka.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha oo hadalkii wata ayaa waxaa uu sheegay inuu aad u rajeynayo inuu mar kale qabto xilka Gudoomiyaha barlamaanka Cusub ee Soomaaliya waxaana uu tilmaamay inuu kal sooni weyn uu ku qabo Barlamaanka cusub ee haatan xulistiisu ay socoto.<\/p>\n<p>Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa uu noqonayaa qofkii ugu horeeyay oo isku soo taaga xilka Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka soomaaliya uu dalka yeelanayo.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaalya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaalya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan madoobe oo horey u ahaa Gudoomiyihii Barlamaanka haatan wakhtigiisa sii dhamaanaya ayaa waxaa uu maanta shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ku sheegay inuu u taagan yahay xilka Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka. Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8392","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8392","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8394,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8392\/revisions\/8394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}