{"id":8379,"date":"2012-07-28T20:53:04","date_gmt":"2012-07-28T20:53:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8379"},"modified":"2012-07-28T21:58:47","modified_gmt":"2012-07-28T21:58:47","slug":"ciyaaraha-olypicada-adduunka-oo-si-habsami-ah-uga-bilawdey-magaalada-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/ciyaaraha-olypicada-adduunka-oo-si-habsami-ah-uga-bilawdey-magaalada-london\/","title":{"rendered":"CIYAARAHA OLYPICADA ADDUUNKA OO SI HABSAMI AH UGA BILAWDEY MAGAALADA LONDON!!"},"content":{"rendered":"<p>Ciyaaraha olypic gameska aduunka oo dhawaan ka furmey dalka ingriiska magaalada london ayaa si habsami ah uga socda iyadoo ay ka qeybgelayaan dalal badan oo caalamka ah.<\/p>\n<p>Waxaana hadda biladii ugu horeysey hantey gabar u dhalatey dalka china iyadoo aan la ogeyn sida loo kala urursan doono billadaha faraha badan oo kala nuuca ah,waana wax lagu farxo in calanka jamhuuriyada soomaaliya uu ka dhexmuuqdo meel adduunku isugu yimid ammaana ay mudanyihiin intii ku dadaashey in soomaaliya ay ka qeybgasho tartanka ciyaaraha oloypic gameska ee aduunka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciyaaraha olypic gameska aduunka oo dhawaan ka furmey dalka ingriiska magaalada london ayaa si habsami ah uga socda iyadoo ay ka qeybgelayaan dalal badan oo caalamka ah. Waxaana hadda biladii ugu horeysey hantey gabar u dhalatey dalka china iyadoo aan la ogeyn sida loo kala urursan doono billadaha faraha badan oo kala nuuca ah,waana wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8379","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8379","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8379"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8385,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8379\/revisions\/8385"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}