{"id":8374,"date":"2012-07-28T04:40:05","date_gmt":"2012-07-28T04:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8374"},"modified":"2012-07-28T04:40:05","modified_gmt":"2012-07-28T04:40:05","slug":"maamulka-somaliland-oo-shaaca-ka-qaaday-in-ay-hakad-geliyeen-wadahadaladii-dawladda-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/maamulka-somaliland-oo-shaaca-ka-qaaday-in-ay-hakad-geliyeen-wadahadaladii-dawladda-tfg-da\/","title":{"rendered":"Maamulka Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday In Ay Hakad Geliyeen Wadahadaladii Dawladda TFG-da"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p><strong>Maamul Goboleedka Somaliland ayaa shaaca ka qaadey in ay hakad geliyeen wadahadalkii u dhexeeyey iyaga iyo Dawlada TFG-da Soomaaliya.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Wada hadalka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo kan TFG-da ayaa bilowdey bishii May, waxaana kulankiisi u horeeyey ka dhacay dalka Ingriiska, isaga oo kii labaadna uu ka dhacay dalka isutaga Imaaraadka Carabta Oo Ay Ku Wada Hadaleen Madaxda ugu Sar Sareeysa Dowlada TFG-da iyo Maamulka Soomaaliland.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Mxamed Cabdullaahi Cumar<\/strong> Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa sheegey in ay sugayaan inta isbedel ka dhacaayo TFG-da Somalia oo ay dhamaanayaan tartanka loogu jiro jagooyinka u sareeya Federaalka Soomaaliya, waxaana uu sheegay in ay fursad siinayaan siyaasiyiintaTFG-da Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maamulka Somaliland ayaa ku adkeysanaysa in ay Dowlada TFG-da kala hadleyso gooni isutaagideeda, iyada oo dastuurka ansixintiisa loo fadhiyo arrintaas ged dheer saarayo, kana dhigaayo midnimada Soomaaliya mid muqaddas ah Islamarkaana Danaheeda Gaarka Ah Doonayso.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom Maamul Goboleedka Somaliland ayaa shaaca ka qaadey in ay hakad geliyeen wadahadalkii u dhexeeyey iyaga iyo Dawlada TFG-da Soomaaliya. Wada hadalka u dhexeeya maamulka Somaliland iyo kan TFG-da ayaa bilowdey bishii May, waxaana kulankiisi u horeeyey ka dhacay dalka Ingriiska, isaga oo kii labaadna uu ka dhacay dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8374","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8374"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8374\/revisions\/8377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}