{"id":83710,"date":"2022-10-13T20:47:04","date_gmt":"2022-10-13T17:47:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=83710"},"modified":"2022-10-13T23:38:18","modified_gmt":"2022-10-13T20:38:18","slug":"xildhibaan-hore-c-llaahi-godax-barre-oo-sheegay-in-beesha-xawaadle-dagaalka-al-shabaab-lagu-eegtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/10\/xildhibaan-hore-c-llaahi-godax-barre-oo-sheegay-in-beesha-xawaadle-dagaalka-al-shabaab-lagu-eegtay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Hore C\/llaahi Godax Barre oo Sheegay in Beesha Xawaadle Dagaalka Al-shabaab Lagu Eegtay."},"content":{"rendered":"<p>Siyaasi Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee caanka ah, islamarkaana kasoo jeeda gobolka Hiraan ayaa si adag uga hadlay dagaalada ka socda deegaanada gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya Beesha Xawaadle oo garab ka heleysa ciidanka dowladda iyo kuwa Al-shabaab.<\/p>\n<p>Siyaasigaan oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya ayaa muuqaal uu soo dhigey bartiisa Facebook ku sheegay in dagaalka ka socda Hiiraan ee ka dhanka ah Al-Shabaab aan daacad laga wada ahayn, islamarkana looga baxay dagaalka laguna fiirsanayo beesha Xawaadle.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan isweydinaya ciidankii iyo gaadiidkii faraha badnaa ee laga diray Muqdisho ee Cadale gaaray oo rag masuuliyiin ah iyo madaxweynaha Hirshabeelle u tageen oo Cadalle sawiro kula soo galeen, sababta Al-Shabaab tiro badan oo kumanaan gaaraya ay u soo dhaafaan deegaanadooda oo ay Hiiraannu soo weerarayaan, ma heshiis qorsoonba jira, mase waxayba yasayaan in halka ciidanka jooga waxka tari karin, koley tuhuna ba jira, waana in la is weydii awooda ciidan ee Cadale joogta shabaab asoo og inuu Hiiraan xooga soo saaro&#8221; ayuu yiri Siyaasi Xildhibaan hore Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale tilmaamay Cabdullaahi Goodax Ineysan suurtagal aheyn in hal qabiil waddanka ka dagaalamo, inta kelana ay Riwaayad dhigto, isagoo ugu baaqay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte in uu dib u qiimeyn iyo xisaabtan ku sameeyo dagaalka looga baxay beesha Xawaadle.<\/p>\n<p>&#8220;Dalka waa la isla leeyahay oo hadii la rabo yo dhalyo iyo walaalnimo, Soomaalinimo in lagu wada joogo waa in dagaalada lagala qeyb qaata Xawaadle, mahan in hal qabiil kaliya dabka la saaro oo indhaha laga fiirsado, wiilasha Xawaadle ee Maanta dagaalada Shabaab ku dhimanaya waxay u dhiman hayaan qadiyada dalka ee aan dalka wada difaacano hadii dalka in la isla sii la haado la rabo&#8221; ayuu yiri Goodax Barre.<\/p>\n<p>Hadalka siyaasigaan ayaa imaanaya iyado ku dhawaad mudo bil ah ciidamo aad u hubeysan oo la sheegay in loo diyaari dagaalka ka dhanka ah shabaab ay ku sugan yihiin degmada Cadale, hayeeshee wali wax dagaal ah aysan bilaabin, taasoo la tlmaamayo iney fursad siisay in Shabaab ay dagaalo joogta ah dib ugu qaadaan deegaanadii gobolka Hiiraan ee laga soo saaray, maadama aysan jirin furin kale oo dagaal oo shabaab kaga furan gobolada dalka.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasi Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee caanka ah, islamarkaana kasoo jeeda gobolka Hiraan ayaa si adag uga hadlay dagaalada ka socda deegaanada gobolka Hiiraan ee u dhaxeeya Beesha Xawaadle oo garab ka heleysa ciidanka dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Siyaasigaan oo horay xilal kala duwan uga soo qabtay dowladda Soomaaliya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":83740,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[37,45,46,3,36],"tags":[],"class_list":["post-83710","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-dhacdoyinka-caalamka","category-facebook-com-wararka-caalamka","category-twitter-com","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83710","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=83710"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83710\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":83741,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/83710\/revisions\/83741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/83740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=83710"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=83710"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=83710"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}