{"id":8367,"date":"2012-07-28T04:14:53","date_gmt":"2012-07-28T04:14:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8367"},"modified":"2012-07-28T04:14:53","modified_gmt":"2012-07-28T04:14:53","slug":"qarax-qasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-degmada-howlwadaag-ee-gudaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/qarax-qasaaro-geystay-oo-ka-dhacay-degmada-howlwadaag-ee-gudaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Qasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Howlwadaag Ee Gudaha Magaalada muqdisho"},"content":{"rendered":"<h1>Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom<\/h1>\n<p>Waxaa Goordhaw qarax Xoogan uu ka dhacay Isgooska Howl Wadaag ee Magaalada Muqdisho kaa oo lala eegtay Ciidamo katirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya oo kusugnaa Isgooskaasi Ee Gudaha Magaalada muqdsho.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu ahaa Bambaano gacanta laga tuuro halka warar kalana sheegayaan in qaraxu ahaa Miino inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn Nooca Qaraxaasi uu Ahaa.<\/p>\n<p>Lama oga Qasaaraha kasoo gaaray Ciidamada Dowlada TFG-da ee Soomaaliya ee lala eegtay Qaraxaasi hasa ahaatee qof goob jooge ah ayaa inoo sheegay in uu arkay dhaawaca labo qof oo rayid ah oo xiliga Qaraxu dhacayay goobtaasi marayay.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowlada ayaana Qaraxa kadib rasaas badan cirka u riday iyagoona durba halkaasi kasameeyay howlgalo baaritaano ah aan la ogeyn cida lagu soo qabtay.<\/p>\n<p>Qaraxyada xiliyada Habeenkii iyo maalinkiiba ka dhici jiray Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkan ka yar marka loo eego maalmihii sii horeeyay oo habeen iyo Maalin magaalada ay marti u aheed qaraxyo iyo Dilal Iyadoona Ay Iminka Dib U Soo Laabaneyso.<\/p>\n<h1>Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom<\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaalyeed Ee Warsom Waxaa Goordhaw qarax Xoogan uu ka dhacay Isgooska Howl Wadaag ee Magaalada Muqdisho kaa oo lala eegtay Ciidamo katirsan Dowlada TFG-da Soomaaliya oo kusugnaa Isgooskaasi Ee Gudaha Magaalada muqdsho. Qaraxa ayaa warar kala duwan kasoo baxayaan Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu ahaa Bambaano gacanta laga tuuro halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8367","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8369,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8367\/revisions\/8369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}