{"id":8362,"date":"2012-07-27T21:56:41","date_gmt":"2012-07-27T21:56:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8362"},"modified":"2012-07-27T21:56:41","modified_gmt":"2012-07-27T21:56:41","slug":"shirkii-ansixinta-dastuurka-waxa-loogu-yeerey-oo-hakad-ku-yimid-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/shirkii-ansixinta-dastuurka-waxa-loogu-yeerey-oo-hakad-ku-yimid-2\/","title":{"rendered":"SHIRKII ANSIXINTA DASTUURKA WAXA LOOGU YEEREY OO HAKAD KU YIMID!"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maalintii sadexaad hakad galey shirkii ansixinta dastuurka,kaas oo dad badan oo soomaali ahi ay walaac ka muujinayaan,iyagoo shaki weyn ka qaba waxa dastuurka lagu sheegayo maadaama ay waxani yihiin wax qoran oo aan cidina wax ka dhimi karin laguna dari karin.<\/p>\n<p>Goobta laysugu keeney ergooyinka oo ah dugsigii jeneral kaahiye ayaa ah meel aan la soo geli karin amnigeedana aad loo adkeeyey taasoo la sheegey in maanta ay istaageen mishiinadii baaritaanka si loo soo cilad bixiyana debeda loo qaadey hakadna sidaas uu shirka ugu yimid.<\/p>\n<p>Ergooyinka ayaa u arka in ay waqti lumis uun meesha u yimaadaan feker ay leeyihiina aysan cidina qaadaneyn balse laga rabo shaashadaha in loo isticmaalo muuqaalka dadka isu yimid,si dhaqaale looga helo dad aan soomaali aheyn oo gadaal ka riixaya ansixinta waxa lagu sheegayo dastuurka soomaaliya.<\/p>\n<p>Iyadoo la sheegayo in hoobiyeyaal lagu weerey xaley goobta shirku ka socdo,lamana oga sida uu ku dhamaan doono shirka ansixinta oo leysugu keeney ergooyin ka kooban 825 ergey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maalintii sadexaad hakad galey shirkii ansixinta dastuurka,kaas oo dad badan oo soomaali ahi ay walaac ka muujinayaan,iyagoo shaki weyn ka qaba waxa dastuurka lagu sheegayo maadaama ay waxani yihiin wax qoran oo aan cidina wax ka dhimi karin laguna dari karin. Goobta laysugu keeney ergooyinka oo ah dugsigii jeneral kaahiye ayaa ah meel aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8362","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8362","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8362"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8362\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8363,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8362\/revisions\/8363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8362"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8362"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8362"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}