{"id":8338,"date":"2012-07-26T13:23:12","date_gmt":"2012-07-26T13:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8338"},"modified":"2012-07-26T13:23:12","modified_gmt":"2012-07-26T13:23:12","slug":"xarakada-al-shabaab-iyo-dowlada-kenya-oo-maanta-dagaal-ku-dhexmaray-inta-u-dhexeysa-kulbiyow-iyo-badhaadhe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/xarakada-al-shabaab-iyo-dowlada-kenya-oo-maanta-dagaal-ku-dhexmaray-inta-u-dhexeysa-kulbiyow-iyo-badhaadhe\/","title":{"rendered":"Xarakada Al-shabaab iyo Dowlada Kenya Oo Maanta Dagaal ku Dhexmaray Inta U Dhexeysa Kulbiyow Iyo Badhaadhe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Duhurnimadii Maanta Ayaa \u00a0Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Kenya ay wehliyeen Ciidamo tiro yar oo katirsanaa Dowlada TFG-da iyo kuwa Xarakada ujaahidiinta Al-Shabaab Dagaal ku dhax maray Deegaano u dhaxeeya Kulbiyow iyo Badhaadhe.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa yimid kadib markii Dagaalyahano katirsan xarakada \u00a0Al-Shabaab ay jidka u galeen Kolonyo gaadiid Ah ay wateen Ciidamada Kenya ee halkaasi kusafrayay iyagoona u dhigay Qaraxyo miino kadibna rasaas ku bilaabay Qasaaro Ba\u2019ana Meesha Ay Ka Dhalatay.<\/p>\n<p>Waxaana goobtaasi ka qarxay Dagaal Culus oo mudo socday iyadoona Ciidamada Kenya iyo kuwa Dowlada isku gadaameen goobtaasi kadib markii Dagaalyahanadii Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday goobtaasi ka baxsadeen.<\/p>\n<p>Ka Dib Dagaalkaasi Ayaa Saraakiil u hadashay Ciidamada Huwanta ah Waxa uu Sheegay sheegay in Dagaalka ee la galeen Al-Shabaab ay qasaarooyin xoogan ku gaarsiiyeen iyagoo dhinaca kale aan faah faahin ka bixin qasaaraha dhankooda kasoo gaaray Daglkaasi.<\/p>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab afhayeen U Hadla Ayaa Isna Sheegtay in Ay Qasaaro Ku Gaarsiiyeen daaglkaasi Ay La Galeen Ciidamada Dowlada Kenya Iyo Kuwa Dowlada TFG_da Somaaliya<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Duhurnimadii Maanta Ayaa \u00a0Dagaal Culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Kenya ay wehliyeen Ciidamo tiro yar oo katirsanaa Dowlada TFG-da iyo kuwa Xarakada ujaahidiinta Al-Shabaab Dagaal ku dhax maray Deegaano u dhaxeeya Kulbiyow iyo Badhaadhe. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Dagaalyahano katirsan xarakada \u00a0Al-Shabaab ay jidka u galeen Kolonyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8338","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8338"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8341,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8338\/revisions\/8341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}