{"id":8285,"date":"2012-07-23T17:53:01","date_gmt":"2012-07-23T17:53:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8285"},"modified":"2012-07-23T18:52:40","modified_gmt":"2012-07-23T18:52:40","slug":"8285","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/8285\/","title":{"rendered":"Augstina Mahiga Iyo C\/Wali Gaas Oo Kulan Xasaasi Ah La Qaatay Odayaasha Dhaqanka Somaliyed."},"content":{"rendered":"<h1>Wararka Soomaaliya Wakaalada wararka Soomaaliyee Ee Warsom)<\/h1>\n<p><strong>Cabdiweli Maxamed Cali Gaas<\/strong> Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada,<strong> Augstina Mahiga<\/strong> Ergayga QM, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda.<\/p>\n<p><strong>Augustina Mahiga <\/strong>Oo Ugu horayn goobta hadal ka jeediyey ayaa sheegay in loo baahanyahay dhamaystirka diwaan galinta Ergada, lana dedejiyo soo xulida Xubnaha ma talaya Baarlamaanka Soomaaliya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Mudane: Maxamed Nuur Tarsan <\/strong>Gudoomiyaha Gobolka Banaadir<strong> <\/strong>Oo Sidoo kale ka hadlay goobta Ayaa wuxuuna ugu horayn ku booriyey Odayaasha Dhaqanka iney soo xulaan Baarlamaan aqoon iyo waayo aragnimo leh si loo soo doorto madax wanaagsan kuwaas oo ka saari kara shacabka Soomaaliyeed dhibatada ku habsatay Ee Iminka Heyso, .<\/p>\n<p>Ugu danbayntii Ra\u2019iisul wasaaraha iyo xubnaha golahiisa wasiirada ayaa booqasho waxay ku tageen Iskool Boliisiya oo ah goobta loo asteeyey inuu ka dhaco shirka Ansixnta Dastuurka Ee Lagu wado <em>n Lagu Soo Xulo Xildhibaanada baarlamaanka Soo Socda<\/em>,<\/p>\n<h1>\u00a0Wararka Soomaaliya Wakaalada wararka Soomaaliyee Ee Warsom)<\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada wararka Soomaaliyee Ee Warsom) Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Augstina Mahiga Ergayga QM, iyo xubno ka socday Beesha Caalamka ayaa maanta kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka, kulankaas oo ku saabsanaa sidii loo dadajin lahaa liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda. Augustina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8285","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8285"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8301,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8285\/revisions\/8301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}