{"id":82565,"date":"2022-08-28T00:42:01","date_gmt":"2022-08-27T21:42:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=82565"},"modified":"2022-08-28T00:59:43","modified_gmt":"2022-08-27T21:59:43","slug":"allaha-u-naxariistee-abwaan-hadraawi-oo-la-qorsheynayo-in-loogu-magac-daro-buundadii-uu-kula-kulmey-beerlula","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/08\/allaha-u-naxariistee-abwaan-hadraawi-oo-la-qorsheynayo-in-loogu-magac-daro-buundadii-uu-kula-kulmey-beerlula\/","title":{"rendered":"Allaha U Naxariistee Abwaan Hadraawi oo La Qorsheynayo in Loogu Magac Daro Buundadii uu kula Kulmey Beerlula."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Allah u naxariiste Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo ka mid ahaa shaqsiyaadka magaca iyo mansabka weyn kaga tagay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, ayaa geeridiisa kadib waxaa isa soo taraayay talooyin kasoo baxaayay\u00a0 qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baledweyne oo ay ku doonayaan iney ku maamuusaan amaantii iyo bogaadintii uu Baledweyne kala duldhacay Abwaanka inta uu noolaa.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Baraha Bulshada ay ku xariirto waxaa saacadahii lasoo dhaafay si weyn u buux dhaafiyay aragtiyo midaysan oo ay soo bandhigayaan dadka kasoo jeeda gobolka Hiiraan, gaar ahaan Magaalada Baledweyne, kuwaas oo talo ahaan usoo jeedinaayay in Allah u naxariistee Abwaan Hadraawi loogu magacdaro Buundada Liqliqato ee magaalada Baledweyne oo aheyd Buundadii uu Abwaanka kula kulmay gabadhii quruxda badneyd ee reer Baledweyne ee lagu magacaabay Beerlula.<\/p>\n<p>Dadweynaha reer Baledweyne ayaa ka mid ah dadka ugu badan ee soo bandhigaya aragtida ah in Buundada Liqliqato loo bixiyo magaca Abwaan Hadraawi, waxayna baaqyo xoog leh u dirayaan guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan si uu u hirgaliyo magaca la doonayo in loo bixiyo Buundada Liqliqato, islamarkaana lagu maamuuso Abwaankii qiimaha badna ee sida gaar ahaaneed u sharfay magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Siyaasi Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka mid ah siyaasiyiinta soo jeediyay in Buundada Liqliqato loogu magac daro Allah u naxariiste Abwaan Hadraawi oo loo bixiyo Buundada Hadraawi.<\/p>\n<p>&#8220;TALO JEEDIN:\u00a0 Buundo Hadraawi Heestii caanka ahayd ee \u201cBeledweyn\u201d ee uu tiriyay Alle ha u naxariistee Abwaan Mohamed Ibrahim Warsame \u201cHadraawi\u201d waxaa gundhig u ahaa gabadhii qurxooneyd \u201cBeerlula\u201d oo uu kula kulmay guudka buundada caanka ah ee \u201cLiq-liqato\u201d. Haddaba, waxaan talo ku soo jeedinayaa in buundadaas loogu magac daro Hadraawi oo loo bixiyo BUUNDADA HADRAAWI. Haddii aad ku qanacsantahay in buundada magaceeda la baddalo, gaarsii farriin dhambaal ah Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya Mudane Cali Jeyte Cismaan BUUNDADA LIQ-LIQATO HA LAGA DHIGO BUUNDADA HADRAAWI\u201d ayuu kusoo qortay bartiisa Facebook Siyaasi Cabdullaahi Goodax Barre.<\/p>\n<p>Hadii ay hirgasho aritaan ay sida weyn u daneynayaan shacabka reer Baledweyne, waxaa markale sii fidi doona xasuusaha uu magaalada Baledweyne ku leeyahay Allah u maxariiste Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo horay looga heystay xasuusta Heesta Baledweyne iyo Beerlula haatana ay kusii darsoomi doonto Buunadada Abwaan Hadraawi.<\/p>\n<p>Akhriste sidee u aragta magaca Buunadada Hadraawi ee magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allah u naxariiste Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi oo ka mid ahaa shaqsiyaadka magaca iyo mansabka weyn kaga tagay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, ayaa geeridiisa kadib waxaa isa soo taraayay talooyin kasoo baxaayay\u00a0 qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baledweyne oo ay ku doonayaan iney ku maamuusaan amaantii iyo bogaadintii uu Baledweyne kala duldhacay Abwaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":82566,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-82565","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82565"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82570,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82565\/revisions\/82570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/82566"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}