{"id":8256,"date":"2012-07-20T21:24:08","date_gmt":"2012-07-20T21:24:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8256"},"modified":"2012-07-21T09:37:44","modified_gmt":"2012-07-21T09:37:44","slug":"qarax-bambaano-oo-caawa-lagu-weeraray-idaacada-sahan-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/qarax-bambaano-oo-caawa-lagu-weeraray-idaacada-sahan-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Bambaano Oo Lagu Weeraray Idaacada Sahan Ee Magaalada muqdisho"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<\/div>\n<p>Idaacada sahan oo ka mid ah idaacadaha madaxa banana ee ka howlgala gudaha magaalada muqdisho ayaa caawa waxaa lagu weeraray bum-ka nooca gacanta laga tuuro iyadoona meeshaasi ay ka dhalatay qasaaro aan sidaa u sii buurneyn<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Max\u2019ed Saciid Saxaaf<\/strong> Agaasimaha Idaacada sahan Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Inoo Sheegay Qasaaraha \u00a0inuu yahay 1Ruux Oo Ka Ag dhawaa Meesha Uu Bum-ka ku Dhacay Uu Ku dhaawacmay Balse Ma Jiro Qasaaro Kale Oo Soo Gaaray Shaqaalaha Idaacada qaraxaasi bambada ah islamaraakana lagu tuuray afafka hore ee idaacada sahan ee magaalada muqdisho<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo Kale <strong>Saxaaf <\/strong>Ayaa Waxa uu Sheegay In Bumkaasi Laga Soo Tuuray Dhabarka Dambe Ee Idaacada Sahan Kadibna Uu San u Soora Galin Kooxihii Damacsanaa in Ay Bum-ka Gudaha u Galshaa Idaacada Sahan Hase Yeeshee Uu Ku Dhacay Iridii Laga Soo Galayay Idaacada Kadibna uu Meesha ku Qarxay<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ciidamada Nabad Sugida Iyo Kuwa Police-ka Ayaa Durbadiiba Soo Gaaray KA Dib Qaraxa Iyagoona Baaritaano Ka Sameeyay \u00a0Xaafada Ay Ka Kobantahay Degmada X\/jajab Oo Ah Degmada Ay Idaacada Sahan ku Taalo<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Axmed Yare<\/strong>Gudoomiyaha Degmada X\/jajab Oo Aan Xiriiro La Sameenaya Ka Dib MArkii Uu Dhacay Qaraxa Ayaa Inoo Sheegay in Ay ku Raad Joogaan Kooxaha Falkaasi KA Bambeeyey Islamarkaana uu Sheegay In Ay Gacanta ku Soo Dhigi Doonaan Ragii Ka Dabeeyay \u00a0Qaraaxaasi bambaano Ee Lagu Tuuray Idaacada Sahan Oo Ku Taalo\u00a0 Gudaha Degmada Xamar Jajab<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Weerarkaani Caawa Lagu Soo Qaaday Idaacada Sahan Ayaanan Ahey Midkii Ugu Horeyay Hase Yeeshee Waxaa jiro Weeraro Horey Loogu Soo Qaaday Kuwaasi Ay Ku Soo Qaadeen Rag Ku Hubeysan Biskoolado Iyo Waliba Qoryo Islamarkaana Ay KA Biyo Diideen Shaqaalaha Amniga U Xilsaaran Sahan In Ay Gudaha U Galaan \u00a0Waqtiyo Farabadanna Ay Isku Rasaaseeyeen Agagaarka Idaacada Sahan<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Idaacada sahan oo ka mid ah idaacadaha madaxa banana ee ka howlgala gudaha magaalada muqdisho ayaa caawa waxaa lagu weeraray bum-ka nooca gacanta laga tuuro iyadoona meeshaasi ay ka dhalatay qasaaro aan sidaa u sii buurneyn &nbsp; Max\u2019ed Saciid Saxaaf Agaasimaha Idaacada sahan Ee Magaalada Muqdisho Ayaa Inoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8256","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8256"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8258,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8256\/revisions\/8258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}