{"id":82529,"date":"2022-08-26T18:53:39","date_gmt":"2022-08-26T15:53:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=82529"},"modified":"2022-08-26T22:00:20","modified_gmt":"2022-08-26T19:00:20","slug":"r-wasaare-xamze-oo-ugu-baaqey-dadka-soomaaliyeed-i-aysan-joojin-dagaalka-ka-dhanka-ah-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/08\/r-wasaare-xamze-oo-ugu-baaqey-dadka-soomaaliyeed-i-aysan-joojin-dagaalka-ka-dhanka-ah-al-shabaab\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Xamze oo ugu Baaqey Dadka Soomaaliyeed i aysan Joojin Dagaalka ka Dhanka ah Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaralka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday xerada Lamagalaay oo ku jiraan ciidamo dheeraad ah oo loo diyaariyay ka qeybqaadashada howlgalada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay kula dagaalamayaan Al-Shabaabka ku sugan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay wax ka qabaneyso baahiyaha ay soo gudbiyeen saraakiisha ciidanka dowladda Federaalka ee howlgalada kawada gobolka Hiiraan, isagoona ku bogaadiyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda howgalada ay kula dagaalamayaan Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa runtii aan Saraakiisha kala balamay Baahiyihiina, u kuurgalkaan kadib waxaa waaye waan la noqoneynaa, Madaxweynaha, aniga, Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka waan wada fadhiisan doonaa oo waxaa xoogga saari doonaa wax ka qabashada baahiyaha la ii sheegay maxaa yeelay dagaal ayaad ku jirtaan, waxaan rabaa in aadan dagaalka joojina ilaa dalkeena aad ka xoreysaan\u201d ayuu yiri Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Xamse ayaa Saraakiisha hoggaamineysa ciidanka kula dardaarmay ineysan joogsan howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab inta ay gacanta ugu dhigayaan deegaannada Al-Shabaab ay ka joogaan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaad tihiin geesiyaal sooma jeestayaal ah waxaan idinku bogaadinaya howgalada aad cadawga kaga xoreyseen dhul dhan 150-KM mudo aad u kooban darteed, taasoo muujineysa geesinimadii&#8221; ayuu yiri Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p>Booqashada Raysal wasaaraha Soomaaliya uu shalay Baledweyne ku tagay ayaa imaaneysa kadib markii ciidamada dowladda oo gacan ka helaya kuwa deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleey mudo ka badan laba bilood ay Al-shabaab kula dagaalamayeen deegaanada u dhaxeysa magaaloyinka Baledweyne, Matabaam iyo Maxaas, islamarkaana ay ku guuleysteen iney Shabaab ka qabsadaan deegaano badan.<\/p>\n<p class=\"td-modal-image\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaralka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday xerada Lamagalaay oo ku jiraan ciidamo dheeraad ah oo loo diyaariyay ka qeybqaadashada howlgalada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay kula dagaalamayaan Al-Shabaabka ku sugan gobolka Hiiraan. Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in Xukuumaddiisa ay wax ka qabaneyso baahiyaha ay soo gudbiyeen saraakiisha ciidanka dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":82530,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-82529","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82529","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82529"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82529\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82548,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82529\/revisions\/82548"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/82530"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82529"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82529"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82529"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}