{"id":8243,"date":"2012-07-20T09:43:35","date_gmt":"2012-07-20T09:43:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8243"},"modified":"2012-07-20T10:00:50","modified_gmt":"2012-07-20T10:00:50","slug":"maanta-oo-ah-maalinta-jimcada-oo-laga-soomayo-qaybo-kamid-ah-caalamka-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/maanta-oo-ah-maalinta-jimcada-oo-laga-soomayo-qaybo-kamid-ah-caalamka-islaamka\/","title":{"rendered":"Maanta Oo Ah Maalin Jimco Oo Laga Soomayo Qaybo Kamid Ah Caalamka Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dalalka Islaamka Qaar kamid ah ayaa laga arkey bishii Ramadaan, dalalka ku dhawaaqey in maalinta Jimcaha \u00a0ah ay soon tahay waxaa kamid ah<\/p>\n<p><strong>Sucuudiga <\/strong>kaas oo ay la soomaan dalal badan oo Soomaaliya kamid tahay, dalalka kale oo laga arkey bilashada Ramadaanka waxaa kamid ah dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, Maamulka Puntland ayaa isagu ku dhawaaqey in maalinta Jimcada ay Ramadaan tahay kadib markii bisha laga arkey magaalooyinka Ceerigaabo &amp; Baargaal.<\/p>\n<p>Dhamaan Muumulka Iyo Shaqalaha Shabakada Wararka Somaaliyeed Ee Warsom \u00a0waxay akhristayaasheeda sharafta leh ugu tahniyeyneysaa bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxaan Idin Rajeeneynaa in Aad Kuwada Soontaa Caafimaad san Inshaa\u2019Allaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah.<\/p>\n<p><strong>Ramadaan Kariim<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Dalalka Islaamka Qaar kamid ah ayaa laga arkey bishii Ramadaan, dalalka ku dhawaaqey in maalinta Jimcaha \u00a0ah ay soon tahay waxaa kamid ah Sucuudiga kaas oo ay la soomaan dalal badan oo Soomaaliya kamid tahay, dalalka kale oo laga arkey bilashada Ramadaanka waxaa kamid ah dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, Maamulka Puntland ayaa isagu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8243","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8243","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8243"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8243\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8243\/revisions\/8246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}