{"id":82371,"date":"2022-08-18T19:10:11","date_gmt":"2022-08-18T16:10:11","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=82371"},"modified":"2022-08-18T21:54:48","modified_gmt":"2022-08-18T18:54:48","slug":"nin-ku-eedeysan-dilka-gabadh-ardayad-lagu-magacaabi-jirey-aun-hibo-qaasim-oo-booliska-g-banaadir-qabteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/08\/nin-ku-eedeysan-dilka-gabadh-ardayad-lagu-magacaabi-jirey-aun-hibo-qaasim-oo-booliska-g-banaadir-qabteen\/","title":{"rendered":"Nin ku Eedeysan Dilka Gabadh Ardayad Lagu Magacaabi Jirey AUN Hibo Qaasim oo Booliska G\/banaadir Qabteen."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir iyo kuwa deegaanka Ceelasha Biyaha oo iskaashanaya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha deegaankaasi waxay gacanta kuso dhigeen Jeylaani Aadan Abaadir oo ku eedeysan dilka Allah u naxariiste Hibo Qaasim Maxamed oo ka mid aheyd ardaydii ku baastay Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka oo ay qaado sanad walba dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gelinkii dambe ee maalintii Isniinta ayay aheyd markii Hibo Qaasim nin ku hubeysan mindi ama tooreey uu ilaa 5 jeer ku dhuftay, isaga oo doonaayay inuu ka qaato taleefankeeda gacanta ah, waxaana dhiig bax badan kadib Hibo ay ku geeriyootay Isbitaal ku yaala deegaan Ceelasha Biyaha.<\/p>\n<p>Taliye Yaasiin Ganeey ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay u suurta gashay iney gacanta kusoo dhigaan gacan ku dhiiglaha oo uu tilmaamay inuu ahaa shaqsi kasoo jeeda deegaanka, islamarkaana ay aqoonsadeen dadka deegaanka, taasina ay sahashay iney gacanta kusoo dhigaan.<\/p>\n<p>&#8220;Ciidanka waxay ku guuleysteen inay gacanta kuso dhigaan gacan ku dhiigle Jeylaani Aadan abaadir oo ahaa shaqsiga dilay Hibo Qaasim oo faraxsaneyd maalinta uu dilay, kadib markay ogaatay iney ku baastay Imtixaankii dugsiyada sare, balse waxuu ugu badalay farxadeedi murugo, gacanta ku hayna waxana ku warejin doona hay&#8217;addaha ku shaqada leh&#8221; ayuu yiri Taliye Yaasiin Ganeey.<\/p>\n<p>Hooyo Faa\u2019iiso Maxamuud Abuukar oo ah hooyada dhashay marxuumad Hibo oo warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in gabadheeda lagu dilay Suuqa xilli ay soomaneyd maalintaas, waxayna u mahadcelisay ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo dhamaan cid waliba oo gacan ka geesatay soo qabashada eedaysanaha dilay gabadheeda.<\/p>\n<p>\u201cGabadhayda Suuqa ayee gudaha u gashay, annigane Tacsi ayaan horay usii aaday oo maamo Suuqa xaafadda ah ayaan aaday, waxa aan dhahay sii adeeg Hooyo anniga ayaan ku soo maraa oo waan israaceynaa, markii aan soo noqday gabadheyda hortey ayee baxday, ka dib waaliisoo wacay, waxa liisheegay in ay dhaawac tahay gabadheyda, ka dib way u dhimatay\u201d ayay tiri hooyo Faa\u2019iiso Maxamuud Abuukar.<\/p>\n<p>Bilahii lasoo dhaafay waxaa maagalada Muqdisho iyo duuleedkeedaba kusoo badanaayay burcada ku hebaysan qoryaha ama tooreeyda, kuwaas oo dhac iyo dilba u geysta dadka shacabka ah.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliiska gobolka Banaadir iyo kuwa deegaanka Ceelasha Biyaha oo iskaashanaya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen xaafadaha deegaankaasi waxay gacanta kuso dhigeen Jeylaani Aadan Abaadir oo ku eedeysan dilka Allah u naxariiste Hibo Qaasim Maxamed oo ka mid aheyd ardaydii ku baastay Imtixaanka Shahaadiga dugsiyada sare ee dalka oo ay qaado sanad walba dowladda Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":82372,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-82371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82384,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82371\/revisions\/82384"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/82372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}