{"id":82263,"date":"2022-08-13T22:51:18","date_gmt":"2022-08-13T19:51:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=82263"},"modified":"2022-08-13T22:51:48","modified_gmt":"2022-08-13T19:51:48","slug":"raila-odinga-oo-noqonaya-m-weynaha-jamhuuriyada-kenya-hogaamindoona-shanta-sano-ee-soo-socota","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/08\/raila-odinga-oo-noqonaya-m-weynaha-jamhuuriyada-kenya-hogaamindoona-shanta-sano-ee-soo-socota\/","title":{"rendered":"Raila Odinga oo Noqonaya M\/weynaha Jamhuuriyada Kenya Hogaamindoona Shanta Sano ee Soo Socota."},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha ruug cadaaga ah ee mucaaradka Raila Odinga ayaa hoggaaminaya tartanka madaxtinimada Kenya, sida ay baahisay warbaahinta\u00a0<a href=\"https:\/\/www.reuters.com\/world\/africa\/veteran-opposition-leader-odinga-ahead-kenyas-presidential-race-official-results-2022-08-13\/\">REUTERS<\/a>.<\/p>\n<p>Iyadoo in ka badan 26% codadka la tiriyay, Odinga ayaa helay 54% halka Ruto uu helay 45%, sida ku cad natiijada ay soo saareen guddiga doorashada Kenya.<\/p>\n<p>Natiijada ayaa lagu soo bandhigay shaashad weyn oo ku taal xarunta gudiga doorashada ee caasimadda Nairobi.<\/p>\n<p>Ruto iyo Odinga ayaa loolan adag ugu jira sidii ay u bedeli lahaayeen Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo gaaray dhammaadka waqtigiisii xil haynta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Kenyatta ayaa taageersan inuu Raila Odinga kusoo baxo doorashada, iyagoo ku midaysan isbahaysiga Azimio la Umoja.<\/p>\n<p>Intii lagu guda jiray khudbad uu ka hor jeediyay taageerayaashiisa xisbiga Jubilee Arbacadii lasoo dhaafay, ayuu madaxweyne Uhuru Kenyatta sheegay in Raila Odinga uu yahay qofka ay Kenya u baahan tahay.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada Kenya ayaa waxa uu haystaa ilaa talaadada in uu ku dhawaaqo qofka guulaystay doorashada madaxweynaha dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha ruug cadaaga ah ee mucaaradka Raila Odinga ayaa hoggaaminaya tartanka madaxtinimada Kenya, sida ay baahisay warbaahinta\u00a0REUTERS. Iyadoo in ka badan 26% codadka la tiriyay, Odinga ayaa helay 54% halka Ruto uu helay 45%, sida ku cad natiijada ay soo saareen guddiga doorashada Kenya. Natiijada ayaa lagu soo bandhigay shaashad weyn oo ku taal xarunta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":82264,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-82263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=82263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":82265,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/82263\/revisions\/82265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/82264"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=82263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=82263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=82263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}