{"id":8215,"date":"2012-07-16T09:32:52","date_gmt":"2012-07-16T09:32:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8215"},"modified":"2012-07-16T09:42:35","modified_gmt":"2012-07-16T09:42:35","slug":"qarax-aad-xoogan-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-degmada-xamar-weyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/qarax-aad-xoogan-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac-oo-gowr-dhaw-ka-dhacay-degmada-xamar-weyne\/","title":{"rendered":"Wasiirkii Hore ee Ganacsiga oo Maanta lagu Qaarijiyay Degmada Xamar weyne."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Garweyne.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8216\" title=\"Garweyne\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Garweyne.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"281\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Garweyne.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Garweyne-300x168.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><br \/>\n<\/a><strong>(Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)\u00a0<\/strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Garweyne.jpg\"><br \/>\n<\/a><br \/>\nWar haatan kusoo dhacaya warqabadka Warsom.com ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow uu geeriyooday Wasiirkii hore ee\u00a0Ganacsiga dowlada Soomaaliya Maxamuud Garweyn.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo lagu xiray gaarigiisa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Wararka waxaa ay sheegayaan in marxuumka gaariga loogu xiray waxyaabaha qarxa halkaasna uu ku dhintay sidoo kalana labo ruux ayaa ku dhaawacantay<\/p>\n<p>Markii hore waxaa loo malaynayay gaariga in uu ahaa mid ismiidaamin ah laakiin dib ayaa laga ogaaday in waxyaabaha qarxa gaariga loogu qariyay marxuumka geriyooday.<\/p>\n<p>qaraxa Halka uu ka dhacay waxaa laga soo \u00a0sheegayaa in\u00a0Meydka Wasiirkii hore Ganacsiga iyo Bani\u2019aadanimada Maxamuud Cabdi Garweyne.<\/p>\n<p>Marxuumka oo sidoo kale ahaa Xildhibaan katirsan dowlada Soomaaliya ayaa jirkiisa uu go go\u2019ay iyadoo aan la aqoonsan karin.<\/p>\n<p>Halka qaraxa uu ka dhacay ee dagmada Xamar weyne \u00a0ayaa waxaa gaaray ciidamo badan oo katirsan dowlada KMG\u00a0kuwaas oo haatan wada howlgalo xoogan.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaraxasi Dadkii \u00a0ku dhaawacanmeen \u00a0ayaa iminka la soo sheegayaa in loo qaaday Cisbitaal Si loogu soo dabiib<br \/>\nMa jirto ilaa iyo hada cid sheegatay qaraxa uu ku geeriyooday wasiirk balse waxaa loo maleynayaa in kooxaha nabadiidka ah ay ka danbeeyaan qaraxaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)\u00a0 War haatan kusoo dhacaya warqabadka Warsom.com ee magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow uu geeriyooday Wasiirkii hore ee\u00a0Ganacsiga dowlada Soomaaliya Maxamuud Garweyn. Marxuumka ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo lagu xiray gaarigiisa degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Wararka waxaa ay sheegayaan in marxuumka gaariga loogu xiray waxyaabaha qarxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8215","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8215"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8215\/revisions\/8218"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}