{"id":8193,"date":"2012-07-15T14:22:25","date_gmt":"2012-07-15T14:22:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8193"},"modified":"2012-07-15T14:30:14","modified_gmt":"2012-07-15T14:30:14","slug":"diyaaradaha-dagaalka-dalka-kenya-oo-mar-kale-duqeyn-baan-u-geystay-deegano-hoo-taga-ggedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/diyaaradaha-dagaalka-dalka-kenya-oo-mar-kale-duqeyn-baan-u-geystay-deegano-hoo-taga-ggedo\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Dagaalka Dalka Kenya Oo Mar Kale Duqeyn Ba\u2019an U Geystay Deegano Hoo Taga G\/Gedo"},"content":{"rendered":"<p class=\"MsoNormal\" style=\"mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto; line-height: 13.5pt;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; color: #333333;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/diyaaradaha-kenya.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8195\" title=\"diyaaradaha-kenya\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/diyaaradaha-kenya.jpg\" alt=\"\" width=\"350\" height=\"300\" \/><br \/>\n<\/a>(Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/span><\/p>\n<p>Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqeyn u geysty deegaanka Hoosingow Iyadoona Ay Maalmahaanba Duqeymahaani Si Isdaba Joog Ah Ugu Hayeen Deegaankaasi.<\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto; line-height: 13.5pt;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; color: #333333;\">Diyaaaradaha dagaalka Dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay duqeyn xooggan ugu geysteen Deegaanka Booko oo ka tirsan Tuulada Hoosingow waxaana Halkaasi Qasaaro Farabadan Ay KA Soo Gaartay Dadka Shacabka Ahaa Ee Deegaaneesanayay Tuuladaasi.<\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto; line-height: 13.5pt;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; color: #333333;\">Dadka Deegaanka Ayaa u Xaqiijiyay Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom In Duqeymaha Ay GEesteen Diyaaradaahi Dagaalka ee Laga Lahaa Dalka Kenya Ay Waxyeelada Intooda BAdan Ay Ka Soo Gaarto Dad Shacab Ah Iyadoona Aysan Jirn Wax Hadal Ah Oo KA SOo BAxay Madaxda Dowlada TFG-da Iyo Kuwa Kenyaba <\/span><\/p>\n<p class=\"MsoNormal\" style=\"mso-margin-top-alt: auto; mso-margin-bottom-alt: auto; line-height: 13.5pt;\"><span style=\"font-size: 12.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; mso-fareast-font-family: 'Times New Roman'; color: #333333;\">Diyaaradaha dagaalka ee Kenya ayaa maalin ka hor Deegaankaasi Huzungo Oo ka mid ah Gobolka Gedo Duqeyn U Geesatay waxaana halkaasi ku Qasaaro Ka Soo Gaartay Dad Shacab Ah Iyadoona Ay Sheegaan Saraakiisha Dowlada Kenya In Ay Wax Yeelo Gaarsiiyeen Diyaaradahaasi Ciidamo Iyo Saraakiil Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Balse Dadka Deegaanka Ayaa Sheegaya In Aysan u Muuqanin Masuuliyiin Ka Tirsan Xarakada Al-shabab Oo Wax Yeelo Ka Soo Gaartay Duqeymahaasi Ay Waqti Walbo Ka Geestaan Diyaaradaha dagaalka Ee Dalka Kenya<\/span><\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warqabadka Warsom.com<\/strong><br \/>\n<strong>muqdisho,Somaliya<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya ayaa duqeyn u geysty deegaanka Hoosingow Iyadoona Ay Maalmahaanba Duqeymahaani Si Isdaba Joog Ah Ugu Hayeen Deegaankaasi. Diyaaaradaha dagaalka Dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in ay duqeyn xooggan ugu geysteen Deegaanka Booko oo ka tirsan Tuulada Hoosingow waxaana Halkaasi Qasaaro Farabadan Ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8193","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8193"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8205,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8193\/revisions\/8205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}