{"id":81898,"date":"2022-07-30T19:55:47","date_gmt":"2022-07-30T16:55:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=81898"},"modified":"2022-07-30T21:48:00","modified_gmt":"2022-07-30T18:48:00","slug":"warbaahinta-dalka-itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-dileen-saraakiil-sar-sare-kamid-ahaa-al-shabaab-iyo-sida-wax-u-ga-jiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/07\/warbaahinta-dalka-itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-dileen-saraakiil-sar-sare-kamid-ahaa-al-shabaab-iyo-sida-wax-u-ga-jiraan\/","title":{"rendered":"Warbaahinta Dalka Itoobiya oo Sheegtay in ay Dileen Saraakiil Sar Sare kamid ahaa Al-shabaab iyo Sida Wax U ga Jiraan"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta ku hadasha Afka dowladda Itoobiya ayaa tabisay in Ciidamada Cirka ee Itoobiya oo qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al Shabaab ay duqeyn ay ka gaysteen xuduudda Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku dileen Saraakiil ay ku sheegeen inay kamid ahaayeen Kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha ay dowladda Itoobiya sheegtay inay dileen waxaa kamid ah Fu&#8217;ad Maxamed Khalaf oo loo yaqaano Shangole, oo ahaa Madaxa Abaabulka iyo dacaayadaha ee Kooxda Al Shabaab, sida uu sheegay Janeral Tasfaye oo ahaa Janeralka watay Ciidamada Militariga Itoobiya ee ka barbar dagaallamaya kuwa Liyuu Booliska.<\/p>\n<p>Waxa kale oo kamid ah ragga ay Itoobiya ay sheegtay inay dishay Af-hayeenkii Al Shabaab Abdicaziiz abuu muscab iyo Gudoomiyihii u qaabilsana Bakool Cubayda Nuur Ciisa, sida ay tabisay Wakaaladda Wararka ee Itoobiya oo soo xiganaysa Janeralka Ciidanka Itoobiya watay.<\/p>\n<p>Dhinaca Liyuu Booliska degaanka Soomaalida waxay dagaalladan dambe ka sheeganayaan guulo, inkastoo aysan jirin faahfaahino ay ka bixiyeen guusha ay sheegteen.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab ayaa iyaguna dhinacooda waxay sheegteen guulo inay ka gaareen dagaalladan dambe, iyagoo sheegay inay dileen in ka badan 100 Askari oo kamid ah Ciidanka Liyuu Booliska, qaar kalena dhaawaceen.<\/p>\n<p>Guulaha ay sheeganayaan Ciidamada dowladda Itoobiya iyo Kooxda Al Shabaab, ma jiraan Ilo madax banaan oo xaqiijin kara.<\/p>\n<p>Dagaalkan dambe ayaa kusoo hagaagaya iyadoo Khamiistii u dambaysay uu Madaxweyne Mustafe cagjar uu dib ugu soo laabtay magaalada Jigjiga, isagoo muddo dheer ku sugnaa furimaha hore ee ay ka socdeen dagaalladu.<\/p>\n<p>Madaxweyne Mustafe cagjar waxa uu maalintaa sheegay in Ciidanka Liyuu Boolisku ay jabiyeen qorshe sannad ay diyaarinayeen Kooxda Al Shabaab, sidoo kalena ay Xukuumaddiisu diyaarinayso qorshe lagu samaynayo aag ka caagan Kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Dagaallada u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska degaanka Soomaalida oo garab ka helaya kuwa Itoobiya iyo Kooxda Al Shabaab ayaa galay maalintiisii 11aad, iyadoo wali aan si buuxda Al Shabaab looga saarin degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta ku hadasha Afka dowladda Itoobiya ayaa tabisay in Ciidamada Cirka ee Itoobiya oo qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al Shabaab ay duqeyn ay ka gaysteen xuduudda Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku dileen Saraakiil ay ku sheegeen inay kamid ahaayeen Kooxda Al Shabaab. Saraakiisha ay dowladda Itoobiya sheegtay inay dileen waxaa kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":81899,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-81898","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81898"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81927,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81898\/revisions\/81927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81899"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}