{"id":81876,"date":"2022-07-29T21:52:41","date_gmt":"2022-07-29T18:52:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=81876"},"modified":"2022-07-29T23:22:06","modified_gmt":"2022-07-29T20:22:06","slug":"nin-labo-hablood-walaalo-ah-midna-diley-midna-dhaawacey-oo-booliska-gobolka-banaadir-gacanta-kusoo-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/07\/nin-labo-hablood-walaalo-ah-midna-diley-midna-dhaawacey-oo-booliska-gobolka-banaadir-gacanta-kusoo-dhigeen\/","title":{"rendered":"Nin Labo Hablood walaalo ah Midna Diley Midna Dhaawacey oo Booliska Gobolka Banaadir Gacanta Kusoo Dhigeen."},"content":{"rendered":"<p>Kadib howgalo qaatay laba maalmood oo ay ku baadi goobayeen ciidanka Booliiska qeybta Bari ee gobolka Banaadir nin la sheegay inuu tooreey ku dilay haweeney mid kalana uu ku dhaawacay ayay u suurta gashay iney gacanta kusoo dhigaan, islamarkaana warbaahinta u soo bandhigaan.<\/p>\n<p>Dhacadaan ayaa ka dhacday nawaaxiga Iskuulka Godeey ee degmada Kaaraan, waxaana la sheegay in dilka iyo dhaawaca labada hablood ee walaalaha ahaa uu ka dhashay, kadib markii ninka dhibka geystay ay ku wada murmeen caro\u00a0 ama ciid uu ka qaadayay goob Biyo mareen aheyd oo haweneyda dhimatay gurigeda u dhaweyd.<\/p>\n<p>Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Banaadir Gaashaanle Cali Calasoow Goofjooge oo warbaahinta kula hadlay xarunta degmada Kaaraan ayaa sheegay in eedeysanaha ay ciidanka Booliiska kasoo qabteen meel ka baxsan Muqdisho oo uu u cararay markii uu dilka geystay.<\/p>\n<p>&#8220;Ninkaan ku eedeysan dilka iyo dhaawaca baahalnimada ah ee laba gabdhood ee Walaalo ah, waxaan kasoo qabanay meel Muqdisho ka baxsan, hadana waxaa nala jooga ehalka dhibanayaasha, waxaana u gudbineyna Hay\u2019adaha cadaaladda si sharciga loo marsiiyo&#8221; ayuu yiri Gaanshaanle Goofjooge.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Sheekh Axmed oo ah walaalka la dhashtay haweeneyda lagu dilay tooreeyda Ruqiyo Sheekh Axmed ayaa sheegay in uu aad uga naxay dilka walaashiis, isaga oo u mahad celiyay ciidamada Booliska Soomaaliya ee gacanta kusoo dhigay ninkii dilay walaashiis, islamarkaana dhaawacay gabadha kale ee Habartartiis ay dhashay.<\/p>\n<p>Seyga haweeneyda dhimatay Ruqiya Sheekh Axmed oo dhankiisa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu ka yimid dalka Koofur Afrika waxuuna codsaday in Cadaalada loo mariyo ninka gacan ku dhiigalaha ah ee dilay Xaaskiisa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku maqna dalka Koofur Afrika waxaa la isoo sheegay in la dilay Xaaskeyga waxaan reerkeeda ka codsaday inaan la aasin ilaa aan ka imaado wayna iga aqbaleen reerka, waxaan hay&#8217;addaha Cadaaladda ka codsanaya in ninkaan la dilo oo cadaaladda la ii marsiiyo&#8221; ayuu yiri Seyga Ruqiya Sheekh Axmed.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib howgalo qaatay laba maalmood oo ay ku baadi goobayeen ciidanka Booliiska qeybta Bari ee gobolka Banaadir nin la sheegay inuu tooreey ku dilay haweeney mid kalana uu ku dhaawacay ayay u suurta gashay iney gacanta kusoo dhigaan, islamarkaana warbaahinta u soo bandhigaan. Dhacadaan ayaa ka dhacday nawaaxiga Iskuulka Godeey ee degmada Kaaraan, waxaana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":81877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-81876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81876"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81876\/revisions\/81892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}