{"id":81820,"date":"2022-07-27T21:23:50","date_gmt":"2022-07-27T18:23:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=81820"},"modified":"2022-07-28T01:07:55","modified_gmt":"2022-07-27T22:07:55","slug":"m-weyne-mustafe-cagjar-oo-sheegay-in-kooxdii-kusoo-duushey-dawlad-deegaanka-soomaalida-ay-ahaayeen-ethiopian","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/07\/m-weyne-mustafe-cagjar-oo-sheegay-in-kooxdii-kusoo-duushey-dawlad-deegaanka-soomaalida-ay-ahaayeen-ethiopian\/","title":{"rendered":"M\/weyne Mustafe Cagjar oo Sheegay in Kooxdii Kusoo Duushey Dawlad Deegaanka Soomaalida ay Ahaayeen Ethiopian!!."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar oo habeenkii xalay ahaa Waraysi kooban siiyay Idaacadda VOA qeybteeda Axmaariga ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Liyuu Booliska degaanka Soomaalida iyo Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu ugu horeyn xusay in kooxdii kusoo duushay Arbacadii lasoo dhaafay degaanka Soomaalida ay ahaayeen koox kamid ah Ururka Al Shabaab balse la magac baxay Mujaahidiinta Itoobiya.<\/p>\n<p>&#8220;Kooxdii soo gashay degaanka Soomaalida waxay ahaayeen koox la magac baxday Mujaahidiinta Itoobiya, oo ay Al Shabaab usoo abaabushay inay khalkhal galiyaan amniga Itoobiya, kuwaas oo badankood Itoobiyaan ah&#8221; ayuu Madaxweynuhu warysigiisa ku sheegay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa xusay inay isku mid yihiin Ururka Al\u00a0 Shabaab iyo Kooxda Mujaahidiinta Itoobiya, iyadoo hadda ay Al Shabaab soo dirtay kooxdan si ay uga dagaallamaan gudaha Itoobiya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inay arrinka kooxdani inay Itoobiyaan ahaayeen ay ku ogaadeen Maxaabiistii laga qabtay kooxdan oo xogta bixisay waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe cagjar.<\/p>\n<p>Ujeedka kooxdani usoo gashay degaanka Soomaalida iyo qorshahood ayuu Madaxweyne Mustafe cagjar ku sheegay mid ku wajahnaa degaannada Soomaalida iyo Oromada, gaar ahaan in saldhigyo ciidan ay ka samaystaan buuraha dhinaca Ceelkari iyo Baali, iyo waliba inay ka barbar dagaallamaan Jabhadaha ka howl gala gudaha Itoobiya.<\/p>\n<p>Mar wax laga waydiiyay in Ciidamada Militarigu ka maqnaayeen xuduuda iyo goobaha uu dagaalku ka socday, oo Liyuu Booliska kaliya ay joogeen halkaa, waxa uu Madaxweyne Mustafe cagjar yiri &#8221; Waa xog been ah hadalka la isla wareegayo ee ah Militariga Itoobiya way ka maqnaayeen aaggaas, balse xilligaas waxa dagaalka galay waxay ahaayeen Liyuu Booliska degaanka Soomaalida&#8221;, waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe cagjar.<\/p>\n<p>Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa guud ahaan xusay in qorshihii kooxdani soo duushay la fashiliyay waa siduu hadalka u dhigayee, isla markaana xogahan ay ku ogaadeen dadkii laga qabtay kooxdan lamagac baxday Mujaahidiinta Itoobiya ee kamid ka ah Ururka Al Shabaab.<\/p>\n<p>Wareysigan ayaa noqonaya kii koowaad oo Madaxwenuhu siiyo Warbaahinta dibadda, tan iyo intii ay bilowdeen dagaallada u dhaxeeya Liyuu Booliska iyo Ururka Al shabaab.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar oo habeenkii xalay ahaa Waraysi kooban siiyay Idaacadda VOA qeybteeda Axmaariga ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Liyuu Booliska degaanka Soomaalida iyo Ururka Al Shabaab. Madaxweynuhu waxa uu ugu horeyn xusay in kooxdii kusoo duushay Arbacadii lasoo dhaafay degaanka Soomaalida ay ahaayeen koox kamid ah Ururka Al Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":81821,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-81820","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81820","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81820"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81820\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81840,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81820\/revisions\/81840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81821"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81820"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81820"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81820"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}