{"id":8154,"date":"2012-07-14T13:27:56","date_gmt":"2012-07-14T13:27:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8154"},"modified":"2012-07-14T13:30:06","modified_gmt":"2012-07-14T13:30:06","slug":"shariif-xasan-sh-aadan-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyay-hadal-dhawaan-ka-soo-yeeray-mudane-tarsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/shariif-xasan-sh-aadan-oo-jawaab-kulul-ka-bixiyay-hadal-dhawaan-ka-soo-yeeray-mudane-tarsan\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan Sh.Aadan Oo Jawaab kulul Ka Bixiyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeeray Mudane Tarsan"},"content":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p>Shariif Xasan Sheekh Aaden Afhayeenka baarlamaankii Laga Tilaabsaday Ee Soomaaliyaa Oo Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Mudane Max\u2019uud Axmed Nuur Tarzan Oo Ahaa In Dastuurka Lagu Soo Hadal Qaado Caasimada Magaalada Muqdhso Islamarkaana Uu Si Qiirad Leh Baaq ugu Diray Dhamaan Ansixiyayaasha Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya, ayaa sheegay in caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho aysan ahayn wax gorgortan geli kara, sidoo kale wuxuu ku baaqay in la taageero geedi socodka looga baxayo xilliga KMG ah.<br \/>\nGudoomiyihii Baarlamaankiin Laga Tagoo Laga Tilaabsaday Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dalka dib ugu soo laabtay Maalinkii Jimcaha Ee shalay, isagoo saxaafada kula hadlayey Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay caasimadda Soomaaliya, ayna ka hadli doonaan xildhibaannada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay yeelanayso Iyo Shaqsiyaad Kaloo Ka Tirsan Dowlada TFG-da.<br \/>\n\u201c\u2026Magaalada Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya mana jirto cid buuq gelin karta, laakiin ma ahan in la yiraahdo maxaa dastuurka loogu faahfaahin waayay maqaamka ay yeelanayso, taas waxaa ka hadli doona xildhibananada cusub ee imaanaya\u2026\u201d ayuu yiri Shariifku.<br \/>\nInkastoo uusan ku qeexneyn dastuurka maqaamka caasimadu, balse waxaa ku jira in xildhibaanada cusub ee baarlamaaku ay gadaal kasoo faahfaahin doonaan.<br \/>\nDhinaca kale mar uu Shariifku ka hadlayey dib u dhaca ku yimi shirki lagu ansixin lahaa dastuurka ayuu xusay inay jiraan arrimo farsamo, isagoo meesha ka saaray in khilaafyo jira awgood uu dib ugu dhacay.<br \/>\nUgu dambeyn,Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay inuu rajo weyn ka qabo in Soomaaliya ay ka baxdo wixii ka dambeeya bisha Ogosto KMG-nimada ayna u gudubto dowlad joogto ah.<\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Shariif Xasan Sheekh Aaden Afhayeenka baarlamaankii Laga Tilaabsaday Ee Soomaaliyaa Oo Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Mudane Max\u2019uud Axmed Nuur Tarzan Oo Ahaa In Dastuurka Lagu Soo Hadal Qaado Caasimada Magaalada Muqdhso Islamarkaana Uu Si Qiirad Leh Baaq ugu Diray Dhamaan Ansixiyayaasha Dastuurka Cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8154","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8154"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8157,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8154\/revisions\/8157"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}