{"id":8151,"date":"2012-07-14T13:16:24","date_gmt":"2012-07-14T13:16:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8151"},"modified":"2012-07-14T13:16:24","modified_gmt":"2012-07-14T13:16:24","slug":"dowlada-france-oo-sheegey-denis-allex-oo-sadexsano-kahor-la-afduubtey-in-uu-weli-nool-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/dowlada-france-oo-sheegey-denis-allex-oo-sadexsano-kahor-la-afduubtey-in-uu-weli-nool-yahay\/","title":{"rendered":"Dowlada France Oo Sheegey Denis Allex Oo Sadexsano Kahor La Afduubtey In Uu Weli Nool yahay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/p>\n<p>Sarkaalkii faransiiska ahaa ee ay mudo sadex sano ah ay Afduub ahaan u heystaan kooxda alshabaab ayaa la xaqiijiyay inuu wali nool yahay.<br \/>\nJean-Yves Le Drian Wasiirka gaashaandhigga ee Faransiiska, ayaa sheegay inay heleen warbixinno xaqiijinaya in Allex uu weli nool yahay, isagoo sheegay inay wadaan qorshe ay ku doonayaan inay kusoo furtaan.<br \/>\nDenis Allex ayaa la afduubtay sanadkii 2009-kii isaga iyo Sarkaal kale, kuwaasoo Dowladda KMG ka gacan siinayay tababarida sirdoonka iyo ammaanka.<br \/>\nXarakada Al-shabaab ayaa la rumeysan yahay inuu sarkaalkani gacanta ugu jiro inkastoo aysan iyadu ka hadlin weli inay hayso sarkaalkaas iyo in kale, wuxuuna ka mid yahay lix ruux oo u dhashay dalka Faransiiska oo lagu haysto gudaha Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Sarkaalkii faransiiska ahaa ee ay mudo sadex sano ah ay Afduub ahaan u heystaan kooxda alshabaab ayaa la xaqiijiyay inuu wali nool yahay. Jean-Yves Le Drian Wasiirka gaashaandhigga ee Faransiiska, ayaa sheegay inay heleen warbixinno xaqiijinaya in Allex uu weli nool yahay, isagoo sheegay inay wadaan qorshe ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8151","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8151","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8151"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8151\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8153,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8151\/revisions\/8153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8151"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8151"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8151"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}