{"id":8133,"date":"2012-07-10T15:11:53","date_gmt":"2012-07-10T15:11:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8133"},"modified":"2012-07-10T15:13:07","modified_gmt":"2012-07-10T15:13:07","slug":"raiisalwasaare-gaas-oo-kulamo-laqaatay-odayaasha-dhaqanka-ee-muqdisho-ku-kulansan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/raiisalwasaare-gaas-oo-kulamo-laqaatay-odayaasha-dhaqanka-ee-muqdisho-ku-kulansan\/","title":{"rendered":"Raiisalwasaare Gaas Oo Kulamo Laqaatay Odayaasha Dhaqanka Ee Muqdisho Ku Kulansan."},"content":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<br \/>\nkulamadani ay maanta magaalada muqdisho ku wada qaaten odayaasha soo xulaya ergada ansixindoonto dastuurka soomaaliya iyo raiisalwasaare gaas oo uu ku wehlinaaayay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay uqaabilasan arrimaha soomaaliya agestino mahiiga ayaa waxa ay daba joogan kulamo maal mahii danbe ay magaalada muqdisho ku wad yeelanayeen odayaasha iyo hogaanka TFG da.<\/p>\n<p>kulankii maaanta oo ay albaabada uxernayeen ayaa markii uu soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay raiisalwasaare gaasi kaasi oo sheegay in uu mahad celin udirayo odayaasha dhaqanka howsha ay umada soomaaliyeed ay u haayaan sidaasi si la mid ahna waxaa saxaafada usheegay mr mahiiga oo ka socda xafiiska siyaasada ee qaramada midoobay soomaaliya.<\/p>\n<p>Xafiiska warqabadka warsom.com<br \/>\nMuqdisho,somaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM kulamadani ay maanta magaalada muqdisho ku wada qaaten odayaasha soo xulaya ergada ansixindoonto dastuurka soomaaliya iyo raiisalwasaare gaas oo uu ku wehlinaaayay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay uqaabilasan arrimaha soomaaliya agestino mahiiga ayaa waxa ay daba joogan kulamo maal mahii danbe ay magaalada muqdisho ku wad yeelanayeen odayaasha iyo hogaanka TFG [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8133","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8133"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8133\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8137,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8133\/revisions\/8137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}