{"id":81292,"date":"2022-07-06T23:55:06","date_gmt":"2022-07-06T20:55:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=81292"},"modified":"2022-07-07T02:27:35","modified_gmt":"2022-07-06T23:27:35","slug":"wadahadaladii-m-weyneyaasha-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-ay-kasoo-baxeen-qodobo-muhiim-ah-daawo-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/07\/wadahadaladii-m-weyneyaasha-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-ay-kasoo-baxeen-qodobo-muhiim-ah-daawo-sawiro\/","title":{"rendered":"Wadahadaladii M\/weyneyaasha Soomaaliya iyo Turkiga oo ay Kasoo Baxeen Qodobo Muhiim ah Daawo: Sawiro."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, iyaga oo u soo gurmaday waqtigii ay ugu baahida badnaayeen.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga mahadcelinyaa Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan casuumaaddii uu ii fidiyey, kulankii aan wada qaadannay waxa uu ahaa mid miro-dhal ah, kaas oo aan diiradda ku saarnay xoojinta xiriirka iskaashi iyo danaha labada dal. Waxaan si gaar ah isu dul taagnay kaalinta Turkiga ee gurmadka abaaraha, horumarinta adeegyada aas-aasiga ah ee caafimaadka iyo waxbarashada.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweyanha Jamhuuriyaddu waxa uu la wadaagay dhiggiisa Turkiga kalgacalka ay shacabka Soomaaliyeed u qabaan dowladda iyo walalohooda Turkiga iyo waliba abaalka ay uga hayaan taageeradooda hagar la\u2019aanta ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la wadaagay abaalka ay u hayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed walaalahooda Turkiga oo markasta la garab taagan hiil buuxda\u201d.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, dowladda Turkiga waxa ay ballan qaaday in dhawaan safaaradda Soomaaliya ee Ankara ay degi doonto guri ay iyadu leedahay, xilli markii hore ay ku jirtay mid kiro ah.\u00a0 Sidoo kale, labada dowladood waxa ay dhawaan kala saxiixan doonaan heshiisyo ganacsi halka la sii xoojin doono iskaashiga dhinaca amniga ee labada dal.<\/p>\n<p>Madaxweyen Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga ay door muhiim ah ka qaadato xoojinta amniga, tababarridda, tayeynta ciidanka Soomaaliyeed iyo la dagaalanka argagixisada.<\/p>\n<p>\u201cKulankii aan wada qaadannay aniga iyo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan waxaan isla garanay in la xoojiyo xiriirka iskaashi ee labada dal iyo wax wada-qabsi, gaar ahaan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, maalgashiga iyo dhaqanka, Soomaaliya waxa ay Turkiga u aragta jaal iyo saaxib miisaan leh oo ay kalsooni ku qabaan shacabka Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa uga mahadceliyey madaxweynaha iyo wafdigiisa aqbalaadda casuumaadii uu u fidiyey, waxa uuna hoosta ka xarriiqay in dowladdiisa ay door weyn ka qaadan doonto gurmadka abaaraha, dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, xoojinta heshiisyada ganacsiga iyo maalgashiga ka dhaxeeya labada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226264\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292189263_420584476779364_3457805867449255817_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226265\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n-300x191.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n-1024x652.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n-768x489.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292201834_420585273445951_1296937534694655883_n-1536x977.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1303\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226266\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292207256_420585650112580_7740964637046265070_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226267\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n-300x190.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n-1024x648.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n-768x486.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292240081_420585086779303_6202237464272641674_n-1536x972.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1296\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226268\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292308201_420585426779269_6872763226527589993_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226269\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292309057_420584156779396_86592444676796833_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226270\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n-300x215.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n-1024x735.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n-768x551.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292345982_420584106779401_3676471111802541393_n-1536x1102.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1469\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226271\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292350725_420584176779394_4376302475812743580_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226272\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n-300x220.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n-1024x750.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n-768x562.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292364213_420585183445960_1971656228677372458_n-1536x1124.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1499\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226273\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292389426_420585490112596_6603816494806936701_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226274\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292390812_420594556778356_525152712357124095_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 901px) 100vw, 901px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292390812_420594556778356_525152712357124095_n.jpg 901w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292390812_420594556778356_525152712357124095_n-300x213.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292390812_420594556778356_525152712357124095_n-768x546.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292390812_420594556778356_525152712357124095_n-100x70.jpg 100w\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"640\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226275\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292392158_420584773446001_691942803192655329_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226276\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292442155_420584700112675_1590928495716182851_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226277\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n-300x185.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n-1024x633.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n-768x475.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292477924_420585150112630_8007910628101460378_n-1536x950.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1266\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226278\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292490730_420584860112659_1630850987585120012_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226279\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292511733_420585010112644_7738882661184505423_n-1536x1024.jpg 1536w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-226280\" src=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n.jpg 2048w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n-300x213.jpg 300w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n-1024x729.jpg 1024w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n-768x546.jpg 768w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n-1536x1093.jpg 1536w, https:\/\/www.allbanaadir.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/292530688_420585226779289_874238374047536499_n-100x70.jpg 100w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1457\" \/><\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-pl1\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta tbl-feed-card tbl-feed-card \" data-card-index=\"1\" data-batch-num=\"1\" data-placement-name=\"below-article | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_97460\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored \">\n<div id=\"outer_97460\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_97460\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined thumbnail_top syndicatedItem photoItem videoCube_1_child trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable \" data-item-id=\"~~V1~~-52613695326748907~~ObNVw9ltW2Ws63rdDNzlDkZce_8x-vY3P8AzdxN8zCHTxvAnL2wqac4MyzR7uD46gj3kUkbS3FhelBtnsiJV6MhkDZRZzzIqDobN6rWmCPA3hYz5D3PLat6nhIftiT1lwdxwdlxkeV_Mfb3eos_TQavImGhxk0e7psNAZxHJ9RJZPVypPgsUyzdlg7hpXECAf9zmZrK6g3UhJQ-hckyiPG6IkoGQ9RV_y1_1Yw-Kel-Z-1WdU_16vTJ_u7sc-8kYNcZRKf_hIGTX9j75vADTlH3t45oB2VwtOBoBApvrqI0\" data-item-title=\"How Did Keely Shaye Lose Weight?\" data-item-thumb=\"http:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/27181d0762c9fb925026ac6e0f365449.jpg\" data-item-syndicated=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada Turkiga ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Turkiga ay garab istaag iyo taageero buuxa u muujisay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, xilli ay la daala-dhacayeen xaalad adag, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":81293,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-81292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81292","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81292"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81317,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81292\/revisions\/81317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81293"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}