{"id":8117,"date":"2012-07-09T09:45:22","date_gmt":"2012-07-09T09:45:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8117"},"modified":"2012-07-09T10:53:51","modified_gmt":"2012-07-09T10:53:51","slug":"dowlada-eritrea-oo-iska-xogeysay-kamid-ahanshaha-xaraka-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/dowlada-eritrea-oo-iska-xogeysay-kamid-ahanshaha-xaraka-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Dowlada Eritrea oo iska Xogeysay Kamid Ahanshaha Xaraka Al-shabaab."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Osman-Saleh1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8118\" title=\"Osman-Saleh1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Osman-Saleh1.jpg\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"423\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Osman-Saleh1.jpg 525w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/Osman-Saleh1-300x241.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/a><br \/>\nWAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>Dowlada Eritrea ayaa si kulul gaashaanka ugu daruurtay cuna qabatay ay dawlada Maraykanku ku dul saartay 2 sarkaal ooka tirsan ciidamada military, Eritrea oo lagu eedeeyay inay taageeraan XarakaddaAl-Shabab.<\/p>\n<p>War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda Eritrea ayaa waxaa lagu sheegay in Maraykanku uu gar darro ku maagay 2 ruux ee Eritrean isla markaana ay been abuur ah in labada shaqsi ay Shabab taageeraan sida warka ku qoran.<\/p>\n<p>Eritrea waxay xustay in dawlada Maraykanka iyo Q,May qaadeen tilaabo aan mas\u2019uuliyad ku dhisneyn oo lala deg degay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinaynaa in labadasarkaal ee kala ah Tewolde Habte Negash iyo Taeme Abraham Goitom ay barri ka yihiin eedeynta loo soo jeediyay isla markaana si gardarro ah lagu maagay\u201d ayaa lagu yiri war saxaafadeedka kazoo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda Eritrea.<\/p>\n<p>Dawlada Eritrea waxay Q,M ku eedeeysay inay qaado wadokasta oo qaldanoo Maraykanku u jeexo caddalada iyo runtanaay ka leexato.<\/p>\n<p>Dawladaha caalamka ayay xukuumadda Asmara waxay ugu baaqday inay kala qeyb qaataan ol ole ka dhan ah Maraykanka iyo Q,M maadaama ay ku xad gudbeen qaranimada Eritrea.<br \/>\nEritrea dhowr jeer ayaa lagu eedeeyay inay Shabab taageeraan hase ahaatee waa ay iska fogeysaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM Dowlada Eritrea ayaa si kulul gaashaanka ugu daruurtay cuna qabatay ay dawlada Maraykanku ku dul saartay 2 sarkaal ooka tirsan ciidamada military, Eritrea oo lagu eedeeyay inay taageeraan XarakaddaAl-Shabab. War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibbadda Eritrea ayaa waxaa lagu sheegay in Maraykanku uu gar darro ku maagay 2 ruux ee Eritrean [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8117","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8117","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8117"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8122,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8117\/revisions\/8122"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}