{"id":81107,"date":"2022-06-29T21:46:13","date_gmt":"2022-06-29T18:46:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=81107"},"modified":"2022-06-30T00:17:51","modified_gmt":"2022-06-29T21:17:51","slug":"r-wasaare-xamze-cabdi-barre-oo-maalintiisii-koowaad-fariistey-xafiiska-hawl-maalmeedkiisa-shaqada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/06\/r-wasaare-xamze-cabdi-barre-oo-maalintiisii-koowaad-fariistey-xafiiska-hawl-maalmeedkiisa-shaqada-qaranka\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Xamze Cabdi Barre oo Maalintiisii Koowaad Fariistey Xafiiska Hawl Maalmeedkiisa Shaqada Qaranka."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha 21aad ee Soomaaliya , Xamse Cabdi Barre ayaa 7:00 AM ee Arbacada maanta tagay xafiiska , halkii oo ay uga billaabatay maalintii u horreysay ee shaqada, ka dib markii uu shalay xilka kula wareegay xaflad ka dhacday barxad ku taalla bartamaha dhismaha uu ku shaqeeyo Ra\u2019iisul wasaaraha iyo Golaha wasiirrada.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa xilka kala wareegay Ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah ugu shaqo bilaabay Xafiiskiisa.\u201d ayaa lagu yiri qoraal kooban iyo labo sawir oo laga qaaday Ra\u2019iisul wasaaraha oo fadhiya xafiiska , wuxuu\u00a0 marka ku jeedaa labo warqadood oo dulsaarnaa miiska, sida uu baahiyay xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlay howlaha u horreeya ee shaqadiisa, wuxuu ka sheegay munaasabadda uu xilka kula wareegay \u201c Qorshaheenna koowaad waa dhimashada baahidu keenayso inan ka badbaadinno Dadkeenna, si aan uga baad-baadinno waa inan amnigana sugno.\u201d<\/p>\n<p>Waxa dhammeystiraya Shaqada Ra\u2019iisul wasaaraha ee la sugayo ayaa ah in muddo soddon cisho ah ku soo magacaabo Golahiisa Wasiirrada , isagoo ballanqaaday markii ay ansixiyeen Baarlamaanka inuu soo dhisayo Xukuumadda tayo leh.<\/p>\n<p>Balse surtagalnimada inuu booqanayo qaar ka mid ah Dawlad-gobolleedyada Dalka ka hor inta uusan magacaabiin Golaha wasiirrada ayaa soo baxday maanta, sida ay HOL u sheegeen xubno ku dhow Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse Cabdi Barre , oo ku dhashay magaalada Kismaayo gobolka Jubbada hoose ee koonfurta Soomaaliya horraantii 1970, ayaa afar mar oo la maqlay codkiisa tan iyo markii xilka loo magacaabay 15 bishan June , wuxuu muujinayay taxadar iyo sida uu u doonayo xasillooni, balse waxaa la wada arki karaa arrimo xasaasi oo u baahan inuu ka tallaabo.<\/p>\n<p>Saameynta halkii u sarreysay joogta ee Abaarta ,amniga , la-dagaallaanka Shabaab, dhaqaalaha ,khilaafka siyaasadeed ee Gedo iyo Horumarinta adeegyada Bulshada iyo dadaallada dib loogu xoojinayo Dawladnimada iyo dhammeystirka Dastuurka iyo shuruucda kale ayaa ah kuwa u horreeya ee wax ka qabashadooda ay hortaalo Ra\u2019iisul wasaaraha maanta tagay xafiiska.<\/p>\n<p>\u201cXamse waxaan aaminsanahay inuu dadaal galinayo sidii isbeddel uga dhici lahaa dalkan , waxaan ku oggahay sida ay mar walba uga go\u2019antahay in qarankan dib u xoogeysto.\u201d Xildhibaan Cumar Ibraahim Xaashi oo laga soo doortay Kismaayo ayaa sida u sheegay warbaahinta.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha 21aad ee Soomaaliya , Xamse Cabdi Barre ayaa 7:00 AM ee Arbacada maanta tagay xafiiska , halkii oo ay uga billaabatay maalintii u horreysay ee shaqada, ka dib markii uu shalay xilka kula wareegay xaflad ka dhacday barxad ku taalla bartamaha dhismaha uu ku shaqeeyo Ra\u2019iisul wasaaraha iyo Golaha wasiirrada. Xamsa ayaa xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":81108,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-81107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=81107"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/81107\/revisions\/81119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/81108"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=81107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=81107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=81107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}