{"id":80963,"date":"2022-06-22T16:42:58","date_gmt":"2022-06-22T13:42:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80963"},"modified":"2022-06-22T17:27:38","modified_gmt":"2022-06-22T14:27:38","slug":"xrigga-sheekh-muqtaar-roobow-oo-gudoomiyaha-golaha-shacabka-sheekh-aadan-madoobe-sheegay-in-ay-goaan-ka-gaari-doonaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/06\/xrigga-sheekh-muqtaar-roobow-oo-gudoomiyaha-golaha-shacabka-sheekh-aadan-madoobe-sheegay-in-ay-goaan-ka-gaari-doonaan\/","title":{"rendered":"Xarigga Sheekh Muqtaar Roobow oo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe Sheegay in ay Go&#8217;aan ka Gaari Doonaan."},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka hadlay xariga Mukhtaar Rooboow Mansuur ayaa ku tilmaamay go&#8217;aankii lagu xiray inuu ahaa mid sharci darro ah.<\/p>\n<p>Mukhtaar Rooboow ayaa xabsi guri ku jira dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, kaasoo xabsi guri laga dhigay 13-kii bishii Decembar sanadkii 2018-kii, kaasoo lagu xiray amar kasoo baxay dowladdii Madaxweyne Farmaajo, xili uu Rooboow ka mid ahaa musharaxiintii ugu cadcadeed ee u taagneyd tartankii doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu markii dambe kusoo baxay Cabdicasiis Laftagareen.<\/p>\n<p>Rooboow waxaa magaalada Baydhabo kaso xiray ciidamo Itoobiyaan ah oo ugu dambeyn usoo qaaday Magaalada Muqdisho, Hay\u2019adda NISA oo uu maamulayay Fahad Yaasiin ayaa xabsi guri geysay Mukhtaar Roobow oo muddo xogtiisa ay raadinayeen ehelkiisa, waxaana xusid mudan in rabshado ka dhashay xariga rooboow ay ku dhinteen dad gaaraya 10 ruux.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la hadlaayay TV-ga Universal ayaa sheegay in Madaxda dowladda Federaalka ee haatan talada heysa ay go\u2019aan ka gaari doonaan xirnaashiyiha Mukhtaar Rooboow.<\/p>\n<p>\u201cSifo aan sharci ahayn ayaa loo maray in la xabiso Rooboow, anniga oo Xildhibaan ah waxa aan kamid ahaa dadka diidan xarriga Roobow oo sida lagu soo xiray oo aan u arkeyn wax toosan, arrintiisa meel ayay soo gaartay weliba musharax ayuu noqday, Sheekh Mukhtaar waala ogaa in uu kamid ahaa Al-Shabaab oo uu ka towbad keenay isaga ayaa ka tanaasulay oo Dowladda u yimid, markii dambe way aamintay oo waxa uu gaaray heer ay siiso Baasaboor Diblumaasi ah\u201d Ayuu Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Waxuu intaasi ku daray ineysan jirin kiis cad oo Mukhtaar Roobow ka yaalla Maxkamad ama wax lagu soo eedeyay oo xabsi guriga la geliyay ka tarjumaya balse dowladdii siisay Baasaboorka u xirtay dano siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cXiritanka Roobow ma wafaqsanen nidaam waxaa rejo ka gashay in uu isasoo sharraxo, dowladdii ugu dambeysay ayuu u xirnaa, dowladdaan hadda cusub uma xirna, talo ayay ka gaari doontaa, Madaxdeeda marka ay go\u2019aan ka gaaraan ayaa arrintiisa meel la saari doonaa laakiin maxkamad iyo kiis lagu soo eedeeyay weli aniga ma maqlin\u201d ayuu yiri guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Madoobe.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa imaanaya, iyadoo ehelada Rooboow ay dowladda cusub ka codsadeen in loo soo daayo Mukhtaar Roobow oo mudo xabsi guri ugu jirey dowladdii hore ee madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ka hadlay xariga Mukhtaar Rooboow Mansuur ayaa ku tilmaamay go&#8217;aankii lagu xiray inuu ahaa mid sharci darro ah. Mukhtaar Rooboow ayaa xabsi guri ku jira dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, kaasoo xabsi guri laga dhigay 13-kii bishii Decembar sanadkii 2018-kii, kaasoo lagu xiray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80964,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80963"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80986,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80963\/revisions\/80986"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}