{"id":80769,"date":"2022-06-13T00:37:01","date_gmt":"2022-06-12T21:37:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80769"},"modified":"2022-06-13T01:02:00","modified_gmt":"2022-06-12T22:02:00","slug":"ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-cabasho-ka-muujinaya-askar-ciidamada-dawladda-ka-tirsan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/06\/ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-cabasho-ka-muujinaya-askar-ciidamada-dawladda-ka-tirsan\/","title":{"rendered":"Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Cabasho Ka Muujinaya Askar Ciidamada Dawladda ka Tirsan Daawo Cabashada."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xirxiray goobahooda ganasiga iyo waliba qaar ka mid ah ganacsatada.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>Ilaa sagaal ruux oo ka mid ah ganacsatada keenta qalabka dhismaha ayaa la sheegay in lagu xirxiray xabsiyo ku yaala saldhigyada degmooyinka Howlwadaag iyo Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo la sheegay iney diideen bixinta lacago lagu sheegay canshuur oo ay weydiyeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.Qaar ka mid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen inaysan garaneen lacagaha laga doonayo, iyagoo tlmaamay iney horay u dhiibeen dhamaan waxii canshuur ah ee looga baahna.<\/p>\n<p>&#8220;Dhamaan goobahii ganacsiga ee ku yaalay wadooyinka loo yaqaano Howlwadaag iyo Aadan Cadde ama jid Mareexaan waa kuwa xiran oo waxaa xirxiray ciidamo ka tirsan dowladda, waxay sidoo kale qaab afduub ahaan u xirteen ilaa 9 ruux oo ka mid ah ganacsatada suuqa, wasaaradda Maaliyadda waxaan ugu baaqeyna in arintaan ay soo faragaliso inaga wax Canshuur ah naguma baaqato&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>Ganacsatada waxay sidoo kale tilmaamen in sanad waliba sidaan oo kale looga xirxiro goobahooda ganacsiga, iyaga oo si sax ah u dhiiba dhamaan Canshuurta laga rabo oo ay sheegeen\u00a0 inay ku bixiyaan gudaha dekada weyn ee magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan garanen canshuurta kale ee laga rabo in laga qaado.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x18UkLR1hiU\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<div align=\"justify\">\n<p>Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xirxiray goobahooda ganasiga iyo waliba qaar ka mid ah ganacsatada.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Ilaa sagaal ruux oo ka mid ah ganacsatada keenta qalabka dhismaha ayaa la sheegay in lagu xirxiray xabsiyo ku yaala saldhigyada degmooyinka Howlwadaag iyo Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho, kuwaas oo la sheegay iney diideen bixinta lacago lagu sheegay canshuur oo ay weydiyeen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah ganacsatada oo la hadlay warbaahinta ayaa waxay sheegeen inaysan garaneen lacagaha laga doonayo, iyagoo tlmaamay iney horay u dhiibeen dhamaan waxii canshuur ah ee looga baahna.<\/p>\n<p>&#8220;Dhamaan goobahii ganacsiga ee ku yaalay wadooyinka loo yaqaano Howlwadaag iyo Aadan Cadde ama jid Mareexaan waa kuwa xiran oo waxaa xirxiray ciidamo ka tirsan dowladda, waxay sidoo kale qaab afduub ahaan u xirteen ilaa 9 ruux oo ka mid ah ganacsatada suuqa, wasaaradda Maaliyadda waxaan ugu baaqeyna in arintaan ay soo faragaliso inaga wax Canshuur ah naguma baaqato&#8221; ayuu yiri mid ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>Ganacsatada waxay sidoo kale tilmaamen in sanad waliba sidaan oo kale looga xirxiro goobahooda ganacsiga, iyaga oo si sax ah u dhiiba dhamaan Canshuurta laga rabo oo ay sheegeen\u00a0 inay ku bixiyaan gudaha dekada weyn ee magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan garanen canshuurta kale ee laga rabo in laga qaado.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/x18UkLR1hiU\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa ka cabanaya ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xirxiray goobahooda ganasiga iyo waliba qaar ka mid ah ganacsatada. Ilaa sagaal ruux oo ka mid ah ganacsatada keenta qalabka dhismaha ayaa la sheegay in lagu xirxiray xabsiyo ku yaala saldhigyada degmooyinka Howlwadaag iyo Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80769"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80780,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80769\/revisions\/80780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}