{"id":80765,"date":"2022-06-13T00:00:18","date_gmt":"2022-06-12T21:00:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80765"},"modified":"2022-06-13T01:06:22","modified_gmt":"2022-06-12T22:06:22","slug":"agaasimihii-hore-ee-nisa-fahad-yaasiin-oo-agaasimaha-cusub-mahad-maxamed-salaad-ku-eedeeyey-in-uu-al-shabaab-yahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/06\/agaasimihii-hore-ee-nisa-fahad-yaasiin-oo-agaasimaha-cusub-mahad-maxamed-salaad-ku-eedeeyey-in-uu-al-shabaab-yahey\/","title":{"rendered":"Agaasimihii Hore ee NISA Fahad Yaasiin oo Agaasimaha Cusub Mahad Maxamed Salaad ku Eedeeyey in uu Al-shabaab Yahey."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA, Fahad Yaasiin ayaa ku eedeeyay agaasimaha cusub ee hay\u2019adda NISA, Mahad Salaad inuu xiriir weyn la-leeyahay ururka Alshabaab islamarkaana uu qeyb ka ahaa weeraro iyo shirqoolo saraakiil badan lagu qaarajiyay.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Fahad Yaasiin waxa uu sheegay magacaabidda Mahad Salaad inay ahayd qalad weyn oo uu galay madaxweyne Xasan Sheikh, isagoo sheegay inay ka dhigan tahay in xogtii amni ee dalka loo gacanta galiyay Alshabaab.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cWaanka naxay ninkaas markii loo magacaabay xilka NISA, Xitaa Madaxweynaha cusub Xasan Sheekh warqad ayaan u qoray inuu Mahad Salaad u dhiibin xilkaas, Laakiin si Saaxiibtinimo ah ayuu ugu dhiibay,\u201d ayuu ku yiri\u00a0 Fahad wareysiga lala yeeshay.<\/p>\n<p>Fahad oo ka hadlayay qeybtii afaraad wareysi taxane ah oo laga qaaday wuxuu ku sheegay inuu hayo caddaymo ku saabsan in Mahad Salaad uu kamid yahay dadka Alshabaab kala shaqeeya inay Muqdisho qaraxyo soo galiyaan iyo fududaynta goobaha lala beegsanayo.<\/p>\n<p>Waxyaabaha uu Fahad ku eedeeyay Mahad Salaad waxaa kamid ah inuu iskudayay inuu dilo mid kamid ah raysal wasaaraayashii dalka soo maray, isagoo ka gaabsaday inuu magaciisa xuso.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu isku dayay inuu dilo Raysal Wasaare hore, Qorshahaas markaan ogaaday ayaan wacay Raysal Wasaarihii, waxaana ku idhi Mahad Salaad miyaad kulan la leedahay, Haa ayuu igu dhahay, Kadib waxaan ku idhi iska baaji kulankaas xaalad amni darro darteed, Xogtaas aan ogaaday darteed ayuu Raysal Waasaarihii ku nool yahay maanta,\u201d ayuu yiri Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>\u201cMar labada aqal madaxweynuhu shir ugu furayay iskool Boolisiya, Mahad wuu qorsheeyay oo Alshabaab kala shaqeeyay oo Mahad Karataay oo uu u shaqeeyo kala shaqeeyay, meeshaas in labo baabuur oo qarax ah lasoo galiyo. Waxaan wacay guddoomiyaha aqalka sare iyo madaxweynaha, waxaan u sheegay in shirka sababo amni awgood loo baajiyo, waana la baajiyay,\u201d ayuu yiri Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin wuxuu sidoo kale eedayntiisa ku sheegay in Mahad Salaad uu wax ka abaabulay dilkii taliyihii NISA ee Dhuusomareeb, Qooje yare iyo qaraxii 18kii decemeber ee 2020, ka dhacay Gaalkacyo ee lagu dilay taliyihii ciiddanka milatariga qeybta 21-aad Qooje Dagaari, taliyihii Danab iyo saraakiil kale.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin wuxuu sheegay iyadoo NISA og arrimahan oo idil in haddana aysan awoodin inay Mahad Salaad tallaabo ka qaado, isagoo sheegay inuu isku ilaalinayay xasaanadda xildhibaanimo. Wuxuuse hadda ku baaqay in lala xisaabtamo. Wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu soo bandhigo caddeymihiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tcxVBJvHFiw\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<div id=\"taboola-below-article\" class=\" trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container tbl-feed-frame-DIVIDER render-late-effect\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article\" data-parent-placement-name=\"below-article\" data-pub-lang=\"so\">\n<div class=\" tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimihii hore ee hay\u2019adda NISA, Fahad Yaasiin ayaa ku eedeeyay agaasimaha cusub ee hay\u2019adda NISA, Mahad Salaad inuu xiriir weyn la-leeyahay ururka Alshabaab islamarkaana uu qeyb ka ahaa weeraro iyo shirqoolo saraakiil badan lagu qaarajiyay. Fahad Yaasiin waxa uu sheegay magacaabidda Mahad Salaad inay ahayd qalad weyn oo uu galay madaxweyne Xasan Sheikh, isagoo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80766,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80765","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80765","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80765"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80765\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80782,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80765\/revisions\/80782"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80766"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80765"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80765"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80765"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}