{"id":80718,"date":"2022-06-09T23:20:19","date_gmt":"2022-06-09T20:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80718"},"modified":"2022-06-10T00:02:33","modified_gmt":"2022-06-09T21:02:33","slug":"wefdi-uu-hogaaminayo-r-wasaaraha-ethiopia-oo-muqdisho-soo-gaarey-si-uu-uga-qayb-galo-xafladda-caleema-saarka-m-weyne-xasan-sheekh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/06\/wefdi-uu-hogaaminayo-r-wasaaraha-ethiopia-oo-muqdisho-soo-gaarey-si-uu-uga-qayb-galo-xafladda-caleema-saarka-m-weyne-xasan-sheekh\/","title":{"rendered":"Wefdi uu Hogaaminayo R\/wasaaraha Ethiopia oo Muqdisho Soo Gaarey Si uu uga Qayb Galo Xafladda Caleema Saarka M\/weyne Xasan Sheekh."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Wafti uu hoggaaminaayo Ra\u2019iisal Wasaare Abiy Axmed ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si ay uga qayb galaan Caleema saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Waftigan Raiisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Madaxwaynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, Wasiirka Maaliyadda ee Itoobiya Axmed Shide iyo masuuliyiin kale oo kamid ah xukuumadda Ra&#8217;iisal wasaare Abiyi Axmed.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Masuuliyiintan ka socday dalka Itoobiya ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay, Ra&#8217;iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo qaar kamida Golihiisa Wasiirada.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wafdigan ayaa noqonaya kii labaad ee ka yimaadda dalka Itoobiya, iyadoo maalinimadii shalay ay ONLF oo ka socotay dowlad degaanka Soomaalida ay soo gaartay Muqdisho.<\/div>\n<div align=\"justify\">Masuuliyiintan ayaa Muqdisho u yimid si ay uga qaybgalaan munaasabadda Caleema saarka Madaxwaynaha Soomaaliya ee cusub Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda Muqdisho ka socota.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafti uu hoggaaminaayo Ra\u2019iisal Wasaare Abiy Axmed ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, si ay uga qayb galaan Caleema saarka Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Waftigan Raiisul wasaaraha ayaa waxaa ka mid ah Madaxwaynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar, Wasiirka Maaliyadda ee Itoobiya Axmed Shide iyo masuuliyiin kale oo kamid ah xukuumadda Ra&#8217;iisal wasaare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80719,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80718","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80718"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80721,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80718\/revisions\/80721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80719"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}