{"id":80350,"date":"2022-05-23T18:54:40","date_gmt":"2022-05-23T15:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80350"},"modified":"2022-05-23T20:53:47","modified_gmt":"2022-05-23T17:53:47","slug":"xukun-maxkamadi-ku-ridey-wariyeyaal-hargeysa-ka-hawlgala-iyo-saxafiyiinta-oo-aad-u-cambaareeyeydhageyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/05\/xukun-maxkamadi-ku-ridey-wariyeyaal-hargeysa-ka-hawlgala-iyo-saxafiyiinta-oo-aad-u-cambaareeyeydhageyso\/","title":{"rendered":"Xukun Maxkamadi Ku Ridey Wariyeyaal Hargeysa ka Hawlgala iyo Saxafiyiinta oo Aad U Cambaareeyey(Dhageyso)"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">Qaar kamid ah wariyayaasha ka howlgala Hargaysa oo cambaareeyay xukunka ku dhacay wariyayaasha kala ah Maxamed Cabdi Sh. Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdimaalik Muuse Coldoon.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Wariyayaasha ayaa sheegay in xukunka ku dhacay saxafiyiintani ay muujinayso, cabudhin iyo caga juglayn ay xukuumada Somaliland ku hor istaagayso shaqada warbaahinta, isla markaana ay wariyayaasha ku aamusiinayso.<\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8220;Arrintani waxay muujinaysa in saxaafada la cabudhinayo, in loo caga juglaynayo, in aan fursad loo siinayn waxa uu Dastuurka Jamuuriyada Somaliland qodob kiisa 32aad uu damaanad qaadayo ee ah madaxbannaanida saxaafada, waxaanu u aragnaa car juuq dhaha&#8221; sida waxa tidhi Sagal Beeldeeq oo ka tirsa\u00a0 HCTV.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in wariyayaashi Somaliland qaar dibada u baxsadeen,\u00a0 qaarna xukun kooda loo cuskaday xeer aan ehel u ahayn howlaha warbaahinta, isla markaana qaar kale ay cabsi ku noolyihiin.<\/p>\n<p>&#8220;Dariiqa loo maray wariyayaasha xadhigoodu mid saxa maaha, taasina mid aanu aqbalayno ama aanu yeelayno maaha, xukuumada waxaan odhan lahaa hadii wariyayaashii qaar dalka ay ka carareen, qaar koodna xeerarka caynkan ah lagu xukumo, qaar kalena baqdin ay magaalada u joogaan arrin wanaagsan in anay ahayn&#8221; sida waxa yidhi Badri Koosaar Maxamuud oo ka tirsan Sahan TV.<\/p>\n<p>Xukunka wariyayaasha ku dhacay ayay ku tilmaameen mid sharciga baal marsan oo aan cadaalad ahayn, waxay sheegeen in xukun kooda aan lagu qaadin Xeerka Saxaafada Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Xukunkaasi waxaanu u aragnaa mid aan cadaalad ahayn madama oo aan loo marin sida sharcigu dhigayo ee Xeerka Saxaafada Somaliland, uyaala in saxaafada lagu dhaqo ama wariyayaasha, oo khalad hadii ay galaan lagu dhaqo&#8221; sida waxa yidhi Saleebaan Ibraahin Xaashi oo ka mid ah bahda MMTV.<\/p>\n<p>Maxkamda Gobolka Maroodijeex ayaa xukun 1 sanno iyo 4 bilood ah mid kiiba ku riday wariyayaasha kala ah Maxamed Cabdi Sh. Ilig iyo Cabdijabaar Maxamed Xuseen, sidookale Maxkamada Racfaanka Degmada Hargaysa, ayaa 2 sanno oo xadhig ah iyo 3 milyan oo shilinka Somaliland ah oo ganaaxa ku xukuntay Cabdimaalik Muuse Coldoon.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/r77KYx-wLxc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah wariyayaasha ka howlgala Hargaysa oo cambaareeyay xukunka ku dhacay wariyayaasha kala ah Maxamed Cabdi Sh. Ilig, Cabdijibaar Maxamed Xuseen iyo Cabdimaalik Muuse Coldoon. Wariyayaasha ayaa sheegay in xukunka ku dhacay saxafiyiintani ay muujinayso, cabudhin iyo caga juglayn ay xukuumada Somaliland ku hor istaagayso shaqada warbaahinta, isla markaana ay wariyayaasha ku aamusiinayso. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80350","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80350"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80363,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80350\/revisions\/80363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}