{"id":80321,"date":"2022-05-22T00:17:57","date_gmt":"2022-05-21T21:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80321"},"modified":"2022-05-22T00:23:54","modified_gmt":"2022-05-21T21:23:54","slug":"imtixaanka-shahaadiga-ee-2021-2022-oo-wasaaradda-waxbarashadu-shaacisay-waqtiga-la-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/05\/imtixaanka-shahaadiga-ee-2021-2022-oo-wasaaradda-waxbarashadu-shaacisay-waqtiga-la-qabanayo\/","title":{"rendered":"Imtixaanka Shahaadiga ee 2021-2022 oo Wasaaradda Waxbarashadu Shaacisay Waqtiga la Qabanayo."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la qaadayo Imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in wadatashi dheer kadib in la go&#8217;aamiyay in Imtixaanka shahaadiga ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022 ay Ardayda u fariisan doonaan tariiqda markey tahay 18-ka ilaa 22-ka bisha Juun ee soo socota.<\/div>\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Qoraalka Wasaaradda waxaa sidoo kale lagu sii wargaliyay Ardayada fasalka 12-aad iney u sii diyaar garoobaan Imtixaanka kama dambeysta ah ee fasalka Dugsiga sare, waxaana Wasaaradda Waxbarashada ay sanad walba hal mar Imtixaanka fasalka 12-aad ka qaada Dugsiyada ku yaala maamul goboleeyada kala ah Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug, Jubbaland iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><b>Hoos ka akhriso qoraalka Wasaaradda oo dhameystiran:-<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><b>\u00a0<\/b><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2022\/images\/May\/2022521637887278999382886.jpg\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la qaadayo Imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu sheegay in wadatashi dheer kadib in la go&#8217;aamiyay in Imtixaanka shahaadiga ee sanad Dugsiyeedka 2021-2022 ay Ardayda u fariisan doonaan tariiqda markey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80321"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80325,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80321\/revisions\/80325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}