{"id":8024,"date":"2012-07-07T09:59:15","date_gmt":"2012-07-07T09:59:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=8024"},"modified":"2012-07-07T10:05:42","modified_gmt":"2012-07-07T10:05:42","slug":"dad-lagu-eedeeyay-afduubkii-dhadhaab-oo-la-maxkamadeynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/07\/dad-lagu-eedeeyay-afduubkii-dhadhaab-oo-la-maxkamadeynayo\/","title":{"rendered":"dad lagu eedeeyay afduubkii dhadhaab oo la maxkamadeynayo."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/gavel2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-8034\" title=\"gavel\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/gavel2.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"384\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/gavel2.jpg 600w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/07\/gavel2-300x192.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/a><\/p>\n<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM<\/p>\n<p>DowladdaKenyaayaa ku dhawaaqday go\u2019aankan maxkamadda lagu soo taagay 3 ruux oo lagu tuhmayo in ay ka danbeeyeen afduubkii dhawaan xirada dhadhaab loogu geystay shqaale samafal oo u shaqeynayay hey\u2019adda NRC ee qaxootiga u qaabilsan dowladdaNorway.<\/p>\n<p>3-dani ruux ee maxkamadda la soo taagay ayaa lagu kala magacaabaa Ahmed Hassan, Abdikadir Omar iyo \u00a0Hassan Ali waxaana lagu tuhmayaa afduubkii dhadhaab loogu shaqaale samafal.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah raggan ayaa la sheegay inuu u dhawaaday qirashada fal danbiyeedka lagula kacay shaqaalaha NRC waxaana lagu eedeeyay dhaawicii loo geeystay mid ka mid ah ilaaladii shaqaalaha samafal oo lagu magacaabi jiray Abdirizak Hussein.<\/p>\n<p>Eedeysanayaashan ayaa la soo taagay maxkamada ku taalla magaalada Garisa ee xarunta gobolka waqooyibariwaxaana la marsiin doonaa cadaladda sida uu sheegay qaadiga maxkamadda sare ee magaalada garisa.<\/p>\n<p>Hadii danbiyadaasi lagu cadeeyo 3 ruux ayaa lagu xukumi doonaa xabsi qaata waqti aad u dheer.<\/p>\n<p>Shaqaalaha samafal ee NRC ayaa dhawaan waxaa soo badbaadiyay ciidamaada Somalia oo kaashanaya kuwa Kenya waxaana ay u kala dhasheen samafalayaashu dowladaha Canada, Norway, Pakistan iyo dalka \u00a0Philippine.<\/p>\n<p><strong>Abdishakur Hussein Mohamed (Shakra)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM DowladdaKenyaayaa ku dhawaaqday go\u2019aankan maxkamadda lagu soo taagay 3 ruux oo lagu tuhmayo in ay ka danbeeyeen afduubkii dhawaan xirada dhadhaab loogu geystay shqaale samafal oo u shaqeynayay hey\u2019adda NRC ee qaxootiga u qaabilsan dowladdaNorway. 3-dani ruux ee maxkamadda la soo taagay ayaa lagu kala magacaabaa Ahmed Hassan, Abdikadir Omar iyo \u00a0Hassan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-8024","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=8024"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":8036,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/8024\/revisions\/8036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=8024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=8024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=8024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}