{"id":80178,"date":"2022-05-09T01:36:56","date_gmt":"2022-05-08T22:36:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80178"},"modified":"2022-05-09T02:04:20","modified_gmt":"2022-05-08T23:04:20","slug":"jaaliyad-soomaaliyeed-ku-nool-dalka-mareykanka-magaalo-kamid-ah-oo-suuqa-waaheen-u-ururiyey-lacag-dhan-usd-70000","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/05\/jaaliyad-soomaaliyeed-ku-nool-dalka-mareykanka-magaalo-kamid-ah-oo-suuqa-waaheen-u-ururiyey-lacag-dhan-usd-70000\/","title":{"rendered":"Jaaliyad Soomaaliyeed Ku nool Dalka Mareykanka Magaalo kamid ah oo Suuqa Waaheen u ururiyey Lacag Dhan USD 70,000."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Bulshada ku dhaqan magaalada St. Cloud iyo nawaaxigeeda ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa iska aruuriyay aduun lacageed oo gaaraya 70,000 oo doolar oo ay ugu talo galeen iney uga qeyb qaataan gurmadka loo sameynaayo dadkii ku hanti beelay dabkii baabi&#8217;iyay Suuqii weynaa ee magaalada Hargeysa ayaa waxay ku wareejiyeen hay&#8217;adda Haro oo gaarsiin doonto guddiga gurmadka Musiibadii Suuqa Waaheen.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<p>Sheekh Nuux oo ka mid ah Culimada ugu caansan magaalada St. Cloud ayaa uga mahadceliyay bulshadii ka qeyb qaadatay taageerada loo fidanaayo dadkii ku hanti beelay dabkii baaba&#8217;shay Suuqa Waaheen, isagoona sheegay in bulshada St. Cloud ay yihiin kuwa mar walba wanaaga jecel oo ka qeyb qaata howlaha gargaarka.<\/p>\n<p>Sheekh Cabdinuur ayaa dhankiisa sheegay in ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii Suuqa Waaheen ay ahayeen dad iimaan leh oo kaashaday iimaankooda iyagoo ku khasaaray lacago badan oo gaaraya 500 oo kun, 300 oo kun oo doolar iyo lacago kale.<\/p>\n<p>&#8220;Waxyaabaha isoo jiitay waxaa ka mid ahaa in aan arkay ganacsatada muqaalo laga soo duubay ayagoo ku imaansan waxii ku dhacay oo waxaan arkaayay rag iyo dumar leh 500, 300 oo kun oo doolar baa inaga gubatay hadana leh alaxdulilaah, waana wax lagu farxo in dadka imaankoodu uu sareeyo oo ku tuseysa sidey ilaah ugu xiran yihiin&#8221; ayuu yiri Sheekh Cabdinuur.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah waxgaradka magaaladaasi oo ayaa kula dardaarmay duqa magaalada Hargeysa inuu si caadalad ah ugu dhiso dadkii ganacsiyadooda uga gubteen Suuaa Waaheen ee magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Bulshada Soonaaliyeed ee ku kala nool daafaha Caalamka ayaa si dareen leh uga falceliyay Musiibadii ka dhacday Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa oo dhamaantiis ku basbeelay dab ka dhex kacay suuqaasi, waxaana gurmadyo kala duwan u sameeyay dadkii ku khasaaray suuqaasi Shacabka Soomaaliyeed oo muujiyay isku duubni iyo dowladdo kale oo daneeya arrimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bulshada ku dhaqan magaalada St. Cloud iyo nawaaxigeeda ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa iska aruuriyay aduun lacageed oo gaaraya 70,000 oo doolar oo ay ugu talo galeen iney uga qeyb qaataan gurmadka loo sameynaayo dadkii ku hanti beelay dabkii baabi&#8217;iyay Suuqii weynaa ee magaalada Hargeysa ayaa waxay ku wareejiyeen hay&#8217;adda Haro oo gaarsiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-80178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80178"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80191,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80178\/revisions\/80191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}