{"id":80135,"date":"2022-05-06T21:51:03","date_gmt":"2022-05-06T18:51:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=80135"},"modified":"2022-05-06T22:28:37","modified_gmt":"2022-05-06T19:28:37","slug":"hayadda-lacagta-adduunka-imf-oo-ay-soomaaliya-ka-dalbatey-muddo-kordhin-la-xidhiidha-dib-u-habeynta-dhaqaalaha-dalkeena","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2022\/05\/hayadda-lacagta-adduunka-imf-oo-ay-soomaaliya-ka-dalbatey-muddo-kordhin-la-xidhiidha-dib-u-habeynta-dhaqaalaha-dalkeena\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Lacagta Adduunka IMF oo ay Soomaaliya Ka Dalbatey Muddo Kordhin La Xidhiidha Dib u Habeynta Dhaqaalaha Dalkeena."},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\">\n<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa weydiisatay hay&#8217;adda IMF inay dib ugu dhigto muddo saddex bilood oo dheeraad ah qiimeyn dib u habeynta barnaamijkeeda dhaqaalaha, kaasi oo muddeysan 17-ka bishan May oo ku beegan laba maalmood kadib xiliga doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>Warqad ay si wada jir ah u saxiixeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Beyle iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi ayay dowladda ku sheegtay in aysan awoodin in ay ka qeybgasho dib u eegista barnaamijka dib u habeynta IMF muddada loo qabtay.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Bil kasta, waxaa jira gaabis $10m farqiga u dhexeeya dakhliga dowlada soo gala iyo midka ka baxa. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka, waxay joojiyeen taageeradii miisaaniyadeed ee ay siin jireen Soomaaliya, ka dib doorashooyinkii dib u dhacay. Dib u dhacyadan awgeed, deeqaha taageerada miisaaniyada 2021 waxay ahaayeen oo kaliya US$38 milyan, marka la barbar dhigo US$170 milyan oo la filayey miisaaniyada inay gasho.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ilaa hadda, dhaqaalaha la siiyo Soomaaliya oo qayb ka ah qoondada IMF ee 2021 (SDR157 milyan) ayaa kaabid u ah dakhli-yaridaas, laakiin taageeradaas ayaa dhammaan doonta dhowr bilood gudahood haddii aanay Soomaaliya helin kabka misaaniyadda deeqbixiyeyaasha.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">\n<p>&#8220;Dib u dhaca doorashada iyo dakhliga dowladda oo yaraaday ayaa ka mid ah sababaha keenay inay dowladu codsato muddo kordhinta barnaamijka dib u habeynta maaliyada IMF ka caawiso Soomaaliya.&#8221; ayaa lagu sheegay waraaqda.<\/p>\n<p>Muddo bilooyin ah, dowladda federaalka ayaa ka aamusneyd arrintan, waxayna cosdiga muddo kordhinta IMF dowlada Soomaaliya ka codsatay ka dhigantahay ineysan dowladu ka soo bixin xilligii loogu talagalay inay uga qeyb qaadato\u00a0dib u eegista.<\/p>\n<p>Kaalmo Saddex sano soconeysa, gaareysana ku dhawaad $400-milyan (380-milyan Euro) oo hay\u2019adda IMF ugu talogashay inay ku taageerto barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya ayaa si automatic ah meesha uga bixi kara, haddii aan la dhameystirin hanaanka dib u eegista maaliyadda Soomaaliya, ayaa yiraahdeen khuburo dhanka maaliyadda ah oo warbaahinta la hadlay.<\/p>\n<p>Dib u dhacani ayaa la leeyahay wuxuu keeni karaa inuu halis galo barnaamijkii deyn cafinta Soomaaliya iyo kaalmooyinka kale ee mashaariicda horumarinta iyo kabka misaaniyadda Soomaaliya.\u00a0Lama oga inay IMF oggolaan doonto iyo in kale, hayeeshee mudada loo qabtay Soomaaliya ayaa waxay sabab u ahayd dedejinta guddiga doorashada oo shalay ku dhawaaqay in 15-ka bishaan May la qabto doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/2022\/images\/May\/202256637874318891339969.jpg\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-78721\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-300x300.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco-420x420.jpeg 420w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/beco.jpeg 640w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"300\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58055 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58054 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell-696x258.jpg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58053 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1-353x420.jpg 353w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-58052 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58051 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-58050 td-animation-stack-type1-2 td-animation-stack-type1-1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-696x210.png 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1392x420.png 1392w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1068x323.png 1068w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom-1391x420.png 1391w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/08\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-77094\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-300x256.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-768x654.jpeg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-696x593.jpeg 696w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug-493x420.jpeg 493w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/bbuug.jpeg 925w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"256\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa weydiisatay hay&#8217;adda IMF inay dib ugu dhigto muddo saddex bilood oo dheeraad ah qiimeyn dib u habeynta barnaamijkeeda dhaqaalaha, kaasi oo muddeysan 17-ka bishan May oo ku beegan laba maalmood kadib xiliga doorashada Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya. Warqad ay si wada jir ah u saxiixeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":80139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-80135","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=80135"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":80146,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/80135\/revisions\/80146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/80139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=80135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=80135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=80135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}